Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Gacal oo xayiraad ku soo rogay xildhibaan Calasow

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug,Maxamed Nuur Gacal ayaa xayiraad ku soo rogay xildhibaan Cabdullahi Axmed Calasow oo ka tirsan golaha wakiilada maamulkaasi.

Gacal oo qoraal soo saaray ayaa ku sheegay in xildhibaan Calasow gabi ahaan laga mamnuucay ka qeyb-galka fadhiyada iyo kulamada uu yeelanayo baarlamaanka.

Warqada ka soo baxday guddoomiye Gacal oo la ogeysiiyey ku xigeenadiisa iyo madaxda sare ee Galmudug ayaa waxaa lagu eedeeyey inuu sameeyey xildhibaan Cabdullahi Axmed Calasow falal lidi ku ah habsami u socodka howlaha baarlamaanka ee maamulkaasi.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-qoraal-xayiraad.jpg

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this