Somalina Posted October 9, 2010 Ugh! I pass. Video ka soo duub adigoo prepare gareynaayo oo laqaayo ka dib. Markaas ayaan tijaabin doona haddaan ka arko wejigaada inaad ka heshey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 9, 2010 Runtii waa runtey, waana macaan. Adi try garee. Seriously. Waa kuu soo sawiri lahaa but my kaamira Koronto ugu soo tagay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 9, 2010 Hadda intee joogtaa? Nairobi? Tuna iyo ukun isku meel kuma cunaayo unless the two are cooked separately. Tuna and tomato sauce gartey, ukun iyo tomato sauce gartey, well waa iska taqaanaa gabagebada hadalkeyga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 9, 2010 Kor iyo hoos caloosha lee isla gali lahaayeenee... My cousin isoo xasuusisay back in the day. Mareykan uu kasoo noqday. Wuxuu isku cuni jiray wax walba uu isku dar daro. Babaay iyo shaah ayaa la isku shiidi jiray mar mar indho adeygnimo. Dadka markee la yaabaan, he used to say calooshaba wey isla tagaayaan sooner, marka maxaa dhib ka ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted October 9, 2010 Ukun iyo Tuna isku dhexkaris: Tijaabi waad jeclaan. 1 cup tuna fish (canned), flaked 2 to 4 eggs, beaten 3 tablespoons butter Onion, G. pepper, tomatoes Seasonings to taste Cook Onions, G. pepper, tomatoes with butter Add the tuna fish and butter for 1 minute in a sauce pan. Add the seasonings. Add beaten eggs and scramble together. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 10, 2010 Finally qof i fahmay. Peace, how did it taste, saaxiib? Wasn't it very tasteful? U sheeg abaayadeen i aamini la'. Baasto iyo bariis iyo hilibkooda lee kasaayaan. Kuwaas ifka ugu nacayba. Laakiin instead of butter I use veggie oil. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 10, 2010 Originally posted by Peace Action: Ukun iyo Tuna isku dhexkaris: Tijaabi waad jeclaan. 1 cup tuna fish (canned), flaked 2 to 4 eggs, beaten 3 tablespoons butter Onion, G. pepper, tomatoes Seasonings to taste Cook Onions, G. pepper, tomatoes with butter Add the tuna fish and butter for 1 minute in a sauce pan. Add the seasonings. Add beaten eggs and scramble together. Very nice dish, Thanks for the recipe. Miskiin, Isku day Tuna with beans. how do u make it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 12, 2010 Sida loo kariyo the brother already kuu sheegay. I would add instead of butter, switch to saliid cad, corn oil or something. And first cook the digir a little bit along with yaanyada, basashada iyo barbarooniga. And the rest liistiga aad soo quote gareysay follow garee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 12, 2010 MMA, why not delete the duplicate of this thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 12, 2010 It was my mistake. The Admin. will take care of it. Quote Share this post Link to post Share on other sites