Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wasiirada ee xil gaarsiinta oo amar culus la dul-dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta amaro culus dul-dhigay xubnaha golaha wasiiradda xil-gaarsiinta ee xukuumaddii hore.

Warqad ka soo baxday xafiiska Rooble ayaa golaha wasiirada lagu amray in go’aan kasta oo ay soo saarayaan inay la tashi kala sameeyaan isaga, ka hor inta aysan faafin.

Halkan hoose ka aqriso:-

Warqd.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this