Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Qoor Qoor oo tababar u soo xiray ciidamo cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa tababar usoo xiray cutub ka mid ah Daraawiishta Galmudug Oo mudo dhowr Bilood ah tababar ku qaadanayay Xerada Indha-Qaris Oo Ku taala Duleedka Gaalkacyo.

Munaasabadaan ayaa madaxwaynuhu ku dalacsiiyey Saraakiil Ka mid ah Ciidankii dhammeystay Tababarka, iyadoona madaxweynuhu Ku Dhiiri Geliyay horumarka ay Sameeyay Muddadii tababarka qaadanayeen.

Cutubkaan Tababarka maanta loo soo xiray ayaa noqonaya Ciidankii Ugu Horeeyay Daraawishta ee dowlad Goboleedka Galmudug.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

WhatsApp-Image-2020-09-28-at-20.48.15.jp

WhatsApp-Image-2020-09-28-at-20.48.13-1. WhatsApp-Image-2020-09-28-at-20.48.13.jp WhatsApp-Image-2020-09-28-at-20.48.14.jp

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this