wacdaraha_aduunka Posted April 24, 2006 I loved it when i went there and actually if u wanna stay there over the night they've got 4 rooms. 2 rooms near the guy's 'jacuzzis' and 2 for the ladies. And the best thing is it doesnt cost anything! Meelaha Loo Dalxiis tago ee Magaalada Bosaso oo si weyn Maalmaha Fasaxa loo Aado. Ceelka Biyokulule oo ka mid ah meelaha sida weyn loogu Dalxiistago Goboladaan ayaa maalmaha Fasaxa waxaa loo taga si weyn . Shalay oo Jimce ahayd oo aanu Booqanay Biyokulule ayaanu halkaasi waxaanu kula kulanay Dad Badan oo isugu jira Dumar iyo Rag kuwasoo arrimo kla duwan u yimi ceelka Biyokulule. Suldaanku waxa uu intaasi ku daray in loo sheegay in Ceelkan oo leh Biyokulul ay yihiin Biyihiisa Caafimaad marka laysku dhaqo. Dad kale oo aanu Biyokulule kula kulanay ayaa noo sheegay in Biyaha ceelkani ay yihiin caafimaad islamarkaasna ay mudooyin badan joogeen ceelka ayna iska dareemen caafimaad. Cuduro ay ka mid yihiin kuwa ku dhaca lugaha iyo lafao xanuunada ayaa dadkii aanu kula kulanay Biyo kulule noo sheegeen in ay ceelkani la soo adeen si ay Biyahaasi kulul ugu dhacaan ayan iska dareemen isbedel dhanka Caafimaadka ah. ( Look at these fish and chips kids have fun in their country) Ayaanle Maxamed Xuseen oo ah ninka Gacanta ku haya Ceelkan oo ETN uaga warbixinyay Ceelkani aya asheegay in looga yimaado meelo kala duwan sida G/Koonfurta. Ayaanle oo ka warbixinayay taariikhda ceelkani ayaa sheegay in wakhti baadn ka hor Isha Biyaha keenta la arkay islamrkaasna xiligii Telyaaniga uu Dalka joogay uu sii habeeyay. sikastaba aha ahatee Cee! lka Biyokulule ayaa ah meel aad u qurux badan oo Dabiici ah islamrkaasna ay daad badan aaminsanyihiin in Biyahaasi kulul Caafimaad laga helo. Cawale Jaamac salaad Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted April 24, 2006 And PS: None of the persons in the pictures me and besides if u donna wanna share one with others there's 32 jacuzzis so u can be alone if u want and relax. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maf Kees Posted April 24, 2006 Can't believe this is actually Somalia. The country is looking great. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted April 24, 2006 Great pictures Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nailah Posted April 24, 2006 I couldn't help but stare at that chubby little kid on the right side. What a spittin' image of my cousin :eek: Anyways wacdaraha_aduunka, thanks for sharing those pictures. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted April 25, 2006 War ciyaalkan Boosaaso maxay cuneen? Abaar ayaa wadankii laga soo sheegayee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted April 25, 2006 ^ Those are dhaqan celis kids. Weli fat ki jiisburgerka kama dhalaalin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted April 25, 2006 Thanks but guys if u got pictures c'mon and share Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 25, 2006 Assalamu calaykum, I would sure like to visit Bosaso one day insha Allah whenever I visit Hargeysa, I could just drive there and dip in one of those Jacuzzis. Thanks Mr. Wacdaraha Aduunkow. P.s, you ask for more pics, so here they are from the same area http://radiodaljir.com/audio/2004/plpictures/index.html Assalamu calaykum. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nemo Posted April 25, 2006 Woow that looks great, why didn't anyone tell me Somalia is better now.I could have used my last holiday there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted April 25, 2006 Red Sea hadaanan kugu arkin arabsiiyo maybe Ill see you in bosaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maf Kees Posted April 25, 2006 Originally posted by Libaax-Sankataabte: War ciyaalkan Boosaaso maxay cuneen? Abaar ayaa wadankii laga soo sheegayee. LOOOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 25, 2006 Originally posted by wacdaraha_aduunka: Red Sea hadaanan kugu arkin arabsiiyo maybe Ill see you in bosaso Matidhi, ok Inshallah, Biyo Kulul, Bosaso it is. Assalamu Calaykum. Quote Share this post Link to post Share on other sites