Tuujiye Posted April 26, 2004 Wlc y'all I see there are many new members this month. I'm sure you will all like it here because is fun and little addictive so be careful. Be your self and never judge others. Always speak of your mind like I do. Never say anything bad to anyone because some people in here are little too serious but you could say what ever you want to me. Be careful with your jokes because others might take it the wrong way. LooL. Sol doesn't sound fun anymore yaah. LoL. any ways let me introduce my self with my famous history. In Somali .. magaceyga waxaa la yiraahdaa ganeral raanboow, rag yaqaan, fadhi kudirir, ina faata harowsi, madax wargale, air marshal KOOBRA!!. dadkuna waxey ii yaqaanaan qaar maroodi. Canadana waxaa la iigaga yaqaanaa MAD DOGG!! ( eey gii waalnaa) waxaana kusii magac dheerahay GARAB TUUJIYE ileen waa raaxee.. badaan gogladaa, buurahaan barkadaa, geedahaan ku fadhicishaa, dadkuna hee..100/50 aniga ayee iga amar qaataan.. waxaan kasoo baxay jaamacada caanka ah oo looyaqaan sabaaxatul duureed oo kutaala bartaha aduunka meesha uu ku dhamaado. waxaan ku taq suusay siyaasada naagaha iyo xagadooda tuujiska isbeshaly single motherska..waxaan kaloo kafara dhaqday oo kusii taqsuusay baran barada baalkeeda oo loo yaqaano kor' oo kor iiqaad.. waxaan ahaa hogaamiyihii ciidamada single motherska ee dadkada dariskaaga..waxaana dagaal waa ku qaadnay 100 odayaal oo ku guraya jaadka ayagoo fadhiya maqaayada TIM HORTENSKAaa.. meshaas waxaa ka dhacay dagaal aad u culus oo lix gabasaar iyo 10 kabona ku jabtay oona lagu dhaawacay 3 single mothers oo isku dhacaaya.. dhawacaa markuu dhacay, oona la iisheegay waantaan caro daraadeed la dhahay ..way oo way..!!! to be soosocod..lol... waraa ii bashaala.....anigoo ah ina baqti lagde.....TUUUUUUUJIYE Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 26, 2004 ma fiyoobid addiga, maxaa dhibkaas dhan ku galiyayna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted April 26, 2004 Ninyahow waxaan garan lahay, waxaad tuujiso. war ileen anagaa wax aragnay, tuujiye un baan saan meeshan ugu soo laabtay maqlayey ina'adeerow inoo sheeg waxaad tuujiso oo aanu fahano waxaaad magaca ula jeedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NoVa Posted April 26, 2004 Originally posted by nuune: ma fiyoobid addiga, maxaa dhibkaas dhan ku galiyayna looooooooooooooool damn' nuuune, ya know how runta dadka loogu sheego'... Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted April 27, 2004 I’m still finding it hard to work this place out, man. It’s not very lively, is it? Seems to be working in little bursts! Well, I’m bored at work and I have the time to spout some rubbish with like-minded individuals. Any takers? I don’t wanna wait in vain for your posts.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 27, 2004 Nin yaaban...your my hero man..loooooool...wlc back..sxb Tuujiska waa hadal hoos hoosee ah.. laakiin adiga waxa aa layaaban tahay awal ma'ogeen laakiin hadaan gartay nooh..lol.. gabar kaste meeshaan wee ku necebtahay maxaa waaye nin yahoo...waa baxday qac'qaac aa ku badalay..lol.. yaabka yaabkiis... waraa nuune sxb keen yaabane aa soo laabtay laakiin meeshaan adiga iyo asaga ma idiinku talaga galin...shabaq aa iga qasaariseen..malay mala idinka daban karo..naga wareegsada nooh.. new people holla... Ngonge wlc..this is the profect place to kill time...lol..holla Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted July 28, 2008 loooooooooooool classic... I can't blieve this was one of the first post of oldman Ngonge lol....classic! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 28, 2008 ^^^ Maraxaa tahay cun, maxaa usoo quftey waxaan qowmu coonkii ahaa, tabcaan moolto fitamiina waaxid, single mother lee abidkaa daba taagnoow mar dhaw sabaaxatul-holac lagula kacaa runti, countdown aa kugu socoto Yeah, perfect place for all new comers Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 28, 2008 New comers baa lagu shukaansanayaa miyaa halkan ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baluug Posted July 28, 2008 LOL Tuujiye's digging up old threads tonight, must looking back on the good ol' days. This thread's older than my tenure in SOL.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 28, 2008 looooool ,, never noticed the date Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted July 29, 2008 looool @ nuune waraa adiga buunkaan aa iga daba wadatid iga wareegso hadii kale machine gun aan kuu soo qaadanaa runtii lol.. Cadaan this is what you missed out man.. this all before some people made this boring as hell... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted July 29, 2008 Ahahaha @ tuujiyee Well, most of, or lemme say all of the thread respondents are quite the oldies, wax cusub oo fresh ehba ma ku jiraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted July 30, 2008 Prince wlc saaxiib.. ciyaalka xaafada bustooda aa adiga kaa muuqato.. in lagu sharfo waaye oo lagu soo dhaweeyo! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites