Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiillada Oo Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland Oo Ay Ka Saareen Kootadii Haweenka Iyo Beelaha La Hayb-sooco.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland balse waxa ay xeerka ka saareen Qoondadii (kootadii)Haweenka iyo Beelaha la hayb-sooco.

Sidoo kale waxa ay diideen qodobka Xildhibaanada Isxanbaarka oo qaar ka mid ah deegaamada bariga Somaliland xildhibaano kaga soo bixi jireen.

Wakiillada ayaa Qodob qodob u ansixiyay Xeerka Doorashooyinka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this