Sign in to follow this  
Deeq A.

Geed Sun Ah Oo Xukuumaddu Ka Beerayso Banka Wajaale Oo La Joojiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda Beeraha Somaliland, Axmed Muumin Seed ayaa ka laabtay heshiis uu hore ula galay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha taas oo geedka Coster ka beeri lahayd Wajaale.

Wasiir Seed ayaa shirkadda hore ugu ogolaaday in ay Wajaale geedka ka beerto isaga oo aan wax baadhitaan ah ku Samayn khatarta geedka .

Qaar ka mid ah khubarrada beeraha ayaa si adag uga hadlay dhibaatada uu geedka u leeyahay dhulka, Xoolaha iyo dadka waan sababta uu hadda Wasiirku ugu noqday heshiiska.

120276965_10157765988162644_648925697116

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this