Sign in to follow this  
Deeq A.

Mooshin Ka Dhan Kenya oo Hadda Looga Doodayo Baarlamaanka Federaalka ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa hadda fadhiga baarlamaanka ka socda doodda mooshin ka dhan ah dalka Kenya iyo xasuuqa ay wado gudaha Soomaaliya gaar ah xadka Gedo.

Qeyb yar oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka ayaa saaka gudbiyey mooshin ka dhan ah Kenya, loogana hadlayo xadgudbyada Kenya tiiyo hadda ay socoto in laga hadlo.

Arrintan ayaa waxaa ay kusoo beegmeysaa iyada oo ay dibadbaxyo ka socdaan ilaa 7 degmo oo ka tirsan gobolka Gedo.

koww.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this