Jacaylbaro Posted April 14, 2008 Washinghton,(Qaran)-Wariye Maxamed Xasan Cowke iyo wariye Cabdisalaam Maxamed Hereri ayaa iskaga tagay shaqadii ay ka hayeen idaacda VOA, Laanteeda Afka Somaliga oo ay mudo gaabn ka shaqaynayeen, labadan wariye oo iyagu iskood ugu gacan saydhay in ay ka sii shaqeeyaan idacdaasi ayaa wararku waxa ay sheegayaan in dhamaan shaqaalihii idacdaasi ay aad uga xumaadeen, hase ahaatee labdaas wariye iyagu waxa ay ku sii adkaysteen in ay shaqadaasi ay iskaga tahi doonaan dhamaadka bishan aynu ku jirno oo ay siiyeen idacdaasi ogaysiis buuxa in ay dhamaadka bishani ay shaqdii ay ka hayeen idacdaasi ay ka fadhiisan doonaan. Labadan wariye ayaa dhawaan ku biiray idacdaasi iyaga oo hore labadooduba uga shaqayn jiray idaacda afka Somaliga ee bbc-laanteeda afka-Somaliga, Cawke iyo Hereri ayaa ahaa kuwo kor u soo qaday sumcada iyo tayada idaacda VOA, tan iyo mudadii gaabnayd ee ay idacadaasi ka shaqaynayeen iyaga ooo horena ahaa wariyayaal caan ka ah caalmka siiba dalalka Somalida iyo meelaha ay Somalidu ku nooshahayba, iyaga oo ahaa wariyeyaal aad ugu qaali ahaa idaacada BBC-laanteeda afka Somaliga oo ilaa hada iyadu u dhutisa labdaas wariye waxana hubaal ah in idaacda VOA-ay lafteedu dareemi doonto kaalintii labdaas wariye. Hadaba warar rasmi ah oo aan ka helnay Washington iyo London ayaa noo xaqiijiyay in labadaas wariye ay shaqo ka heleen Talafeeshin cusub oo hadaba hawada soo galay oo ku hadli doona Af-ka Somaliga Talafeeshinkaasi oo la yidhaa ma loogu yeedho Raad Television (Raad TV), Telefeeshinkaasi oo ay hadaba ay wararkiisa daadahiyaan wariyayaal caan ah oo ay ka mid yihiin Maxamuud Sheekh Dalmar Maxamuud Ducaale oo labdooduba ahaa wariyayaal mudo dheer ka soo shaqaynaayay idaacda BBC-laanteeda afka Somaliga, TV,Raad ayaa ah ama noqon doona mid u shaqeeya ama wararka u laliya umadaha ku hadla afka Somaliga ee caalmka ku nool iyo geeska Afrikaba, xaruntiisuna ay tahay magaalada London ee dalka Ingriiska Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 14, 2008 Sxb, that was early 2007, you are one year behind on the news headlines Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 14, 2008 looool ,, that time they left the BBC ,, now they left the VOA ,,, way iskaga kaa qasan tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 14, 2008 Haa, wey iga dhicistey, niyahow indhihii baa yaruurac iga noqdey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 14, 2008 madaxa idaha karso oo maraqiisa cab ,,, indhaha isagaa u wanaagsane ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 14, 2008 War hilib geel waxaan aheyn ha igu soo hadal qaadin geel beele, Madax mallaay iyo maraqiisa oo minjo digaag lagu darey ayaaba dhaamo idaha dufta miidhan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 14, 2008 horta maraqa aan ugu jecelahay waa ka madaxa kalluunka ,,,,, hadaaban doonanayaa waad i xasuusisayba e , Quote Share this post Link to post Share on other sites