gooni Posted September 18, 2020 Haduu ku guul daraystay doorasho qof iyo cod ah cidna ka yeeli mayso inuu dad karaamadooda difaacanaya u gumeeyo shisheeye kal-kaal. Maxay shisheeye kal-kaalku ku diideen qof iyo cod? Dhagayso dhoobo-daareed. 4.5 wuxuu la mid yahay inaad u dabranaato beel kale oo aad ku hoos jirtaa. Taas macnaheedu waxaa weeye .5'ka cabanaya yaa kaa fiican oo kaligiis meel taagan, asagoo saxankiisa wata, halka aysan garanayn reer maakhir iyo reer gedo waxa deni iyo madoobe oo aan sharci ku iman usoo taagi doonaan. Farmaajo nalkiiΒ casaa wuu soo dhaafay hadaanan ilaahay nagu bad-baadin mukhtaar iyo muudey. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted September 18, 2020 lol Β Niic-badane, maanta niicdii raqiiska ahayd baad saalkeedi soo taabatay ooΒ wadi kari waydeyΒ miyaa? Weligayba Farmaajo inuu useless yahay baan idiin sheegi jiray laakin durbaan baad u tumi jirteyn like some modern day savior. Haye, ka xaaxaabiya hada! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kala Duwan Clan Posted September 18, 2020 You will be drowned by two things: plenty of water and plenty of enemies.Β Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 18, 2020 Gooni, maxaa deg degaan? Wixii Dhuusamareeb lagu heshiiyey lee la toos toosiyey marka shirka Dhuusamareeb u dambeeyey kama soo horjeedinee. Shirkaas qof iyo cod kama soo bixin. Kuwii mucaaradka ku ahaa dowladda dhexe, kuna xujeynaaye in ra'iisul wasaare cusub la magacaaba marka koowaad, in baarlamaanka aan la geyn karin heshiiska ee gaareen, in gudiga doorashooyinka qaranka talo ku lahayn doorashada iyo in ciidamada qaranka in Gedo laga soo saaro. Intaasba ma dhicin oo lama yeelin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 18, 2020 It's time for him to ride into the sunset Β Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted September 18, 2020 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Gooni, maxaa deg degaan? Wixii Dhuusamareeb lagu heshiiyey lee la toos toosiyey marka shirka Dhuusamareeb u dambeeyey kama soo horjeedinee. Shirkaas qof iyo cod kama soo bixin. Kuwii mucaaradka ku ahaa dowladda dhexe, kuna xujeynaaye in ra'iisul wasaare cusub la magacaaba marka koowaad, in baarlamaanka aan la geyn karin heshiiska ee gaareen, in gudiga doorashooyinka qaranka talo ku lahayn doorashada iyo in ciidamada qaranka in Gedo laga soo saaro. Intaasba ma dhicin oo lama yeelin. If all you mentioned above will help you sleep better and you believe Useless Farmaajo has accomplished a victory then please share with us whatever it is your are smoking. Useless Farmaajo was forced to appoint a new PM to implement this agreement. Useless Farmaajoβs stooges Mursal and Muudey where invited to witness the political agreement between the Federal member states and the Federal government, andΒ were alsoΒ forced toΒ acquiesce to its tenets. So letβs see if gudhuu Mursal dares to not pass the agreement in parliament! Β Lastly, the electoral commission of Xaliimo Yarey is out the door. This newΒ one useless Farmaajo will now appoint is only going to be ceremonial election observers from the federal government sent to the respective federal member states. Each federal member state will be responsible for their respective local elections and only they will decide who they will send to the Federal parliament. MarkaΒ gudhuu MMA, your support for N&N was a total waste of time. Somalia is a federal republic and the sooner you forget yourΒ wet dreams of a central government in Xamar running all the national politics of Somalia the better it will be for your sanity. But then again, I am yet to see a person from your part of Somalia who has the innate freedom living nature commonplace in mostΒ Somali nomads. YouΒ lot always seem to choose want to booty shake forΒ whoever resides in VillaΒ Somalia at any one given time. I wonder why suchΒ fawning obsequiousness is abundant in Baidoi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 18, 2020 Horta maxaa la caaytantaa sidii islaan dhoocil ah? Ra'iyaaga dhiibo without cheap qashin aflagaado. Anyway, baarlamaanka can and will make amendments, even though the Imaaraadka stooge you worship did not get anything in the current agreement, including trying to sideline baarlamaanka. All his useless Imaaraadka u soo dhiibay conditions and beesha caalamka u calaacal was null, not to mention being forced to come to Xamar and be a timid guest of Filla Soomaaliya. Anyway, wixii Soomaaliya hore u wadaayo, horumarinaayo waa dhaweyneynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted September 19, 2020 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Horta maxaa la caaytantaa sidii islaan dhoocil ah? Ra'iyaaga dhiibo without cheap qashin aflagaado. Anyway, baarlamaanka can and will make amendments, even though the Imaaraadka stooge you worship did not get anything in the current agreement, including trying to sideline baarlamaanka. All his useless Imaaraadka u soo dhiibay conditions and beesha caalamka u calaacal was null, not to mention being forced to come to Xamar and be a timid guest of Filla Soomaaliya. Anyway, wixii Soomaaliya hore u wadaayo, horumarinaayo waa dhaweyneynaa. Lol β gudhuuβ ceyΒ ma aha, ee suunka dhuuqso calaacalkana yaree! Baarlamaanka gudhuu Mursal uu gudoomiyaha ka yahay halΒ shey ah kama badali karaanΒ heshiiska siyaasedeed eeΒ dhex maray dawlladaha FederaalkaΒ Somalia iyo Farmaajo. Β Ma xoogaagi Mursal loo laabi jirey baad is leedahay N&N rajo u ah? Β Wake the hell up, mate! Federalism is the law of the land and anyone who attempts to get in its way will end up just like Farmaajo now, and Culusow before him. Now MMA, I urge you to get with the program and work towards building functioning and effective local institutions for KoonfurGalbeed Federal Stateβinstead of needlessly always opting for the easy way out and toadying up toΒ whichever damn politicianΒ thatΒ moves into Villa Somalia every four years. Ku dayo Puntland, forget about XamarΒ and fix the damn gudhuu Southwest Federal State for a change! Lol Β Β Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted September 19, 2020 Gooni oohinta orgiga kawayn. Waxaad lacabaadaysaa ma aha wadan aad unaxaysid ee waa qoladayadii baa laga badiyay, marka aan galgasho sidii geelii Farmajo haday dhab ka tahay one man one vote kamuu hadleen saacadihii ugu dambeeyay madaxwaynimadiisa ee horey buu udajin lahaa chesskii lagu gaari lahaa laakiin wixiisi waa aan kudarsado waa mudanahaye. Saasna wadan kuma shaqeeyo. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 19, 2020 M.macruuf. Farmaajo wuxuu noo ahaa nin daacada oo xoriyad maskax iyo qab soomaali ku jiray. Waxyaabaha qaar si sahlan loogama tanaasuli karo siiba markay timaado arrimaha qowmiga ah. Ama si kale hadaan u dhigo markii dhabarka dhaawac aad u dhimanayso kaa gaaro waa la gur-guurtaa ilaa aad tagto meesha ugu dhaw oo hoos iyo doog leh si aad ugu naf baxdo. Xashiish korkiis laguma dhinto, macnaha magucu waa qaali caruurtaadu sii wadi doonto. Nimanka uu la shirayo waa shisheeye kalkaal wixii farxad geliya waa ajande shisheeye ma'ahan mid beeleed iyo mid soomaΓ liyed labadaba. Waxaan diidayo waa niman sharci daro wax ku marooqsaday aadna u neceb in dadku xoriyad helo, inuu umad dhan oo wanaagsan hoos geeyo masiirkooda kuna takri falaan xoriyadooda doorasho oo shakhsigaa. Tusaale sahlan Farmaajo ku darsasho yuu doonayaa waana kaligii talis waa eedooda ama nuxurka doodooda. HagaagΒ Madoobe 8 sano yuu kukuyada la joogaa kismaayo sifo aan aan sharci ahayn iyo iska daba wareeg. Dr. Deni oo jufadiisaa dhaxal u siisay kursiga puntland waa ku simaha doorka kale ee ina adeerkiis.Β Nimanka noocaas ku yimid oo farmaajo ku leh waa kaligii taliye dadkoodiina in yar nalka u shiday miyaa lagu raaci waxay ku qoslaan? Aragtidayda waa maya. Ilmo burtinleΒ Sidii habar wax lagdatay ha u hadlina farmaajo haduu jeebka idiin galay qosolka yareeya. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 19, 2020 Somalia waa dal nasiib daran oo mar walbaΒ dadkiisu tabcaynayaan.Β NABARKA ama cadowga shisheeye waa laga kici karaa, oo laga hortagi karaa, laakin kan daaradaΒ waa dillaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 19, 2020 Gooni, Farmaajo armuu sheekadiisu ahayd, gurigaan rabey, roob ma igu leexshay, sida fudud isku dhiibay waxaaba dhici karta sidan in isagu rabey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted September 19, 2020 Lool agoontii Farmaajo caabud oohin bay ka dhamaan la'yihinn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted September 19, 2020 I was one of the first to point out that Farmaajo is useless. Many disagreed at the time.Β He probably won't go without a fight. They are all the same. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 21, 2020 Maakhir Waxaan u malaynayaa in ay la fool xumaatay in gaal farta ku taago asagoo dhex fadhiya shir soomaaliyeed. Laakiinse wuxuusan ogayn in shisheeyuhuu diidan yahay hor fadhiyaan ayagoo madaw oo af soomaali ku hadlaya. Nimanka lugaha isaga maray waa kali taliyayaal, shisheeye kalkaal, qabiilaystayaal ah oo aan wax arxan ah u hayn haybad soomaali yeelato abid. Intaas markaad ogtahay tanaasul kuuma furna, hadii aad tanaasusho waxaad luminaysaa haybadii dalka iyo dadka ka muuqatay ama noo iftiintay waana arrin nagu qaali ah inteena horu socodkaa. Β Quote Share this post Link to post Share on other sites