Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waxaa Layaab Leh In Faysal Cali Waraabe Uu Mar Walba Ku Celceliyo Fawzia Waxay Igala Tashatay Samaynta Jaamacadda Hargeisa..” Foosiya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa si cadho leh uga jawaabtay hadal dhawaan jeediyay guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa qoraal kooban oo ay hadalkaasi kaga fal-celinayso ku baahisay barteeda twitterka waxa ay ku tidhi sida tan:

“Waxaa layaab leh in Faisal C. Waraabe uu mar walba ku celceliyo Fawzia waxay igala tashatay samaynta Jaamacadda Hargeisa oo uu waliba yidhaahdo, bud-dhigaan ahaa. Waxba kama jiraan markii u horaysay uu yimid wuxuu kasoo qayb galay qalin-jabintii koobaad.

Kaydkii waa yaallaa.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this