Sign in to follow this  
Abtigiis

For Ferguson and all Oromiffa Speakers -Trumbulle

Recommended Posts

Abtigiis   

Ferguson, adaa rer-baabili'ah oo qootu-oromo fahmaye, here is one of all time greats by Legendary Ali Birra, adapted by Tadele Roba!

 

Heestani Diri-dabe iyo da'yaraantii bay na soo xusuusiaa for some of us. I can almost feel the exercise books and the school unifrom! :D

 

http://www.youtube.com/watch?v=zQ2pcmEWwCU

 

Trumubule, shegaa turumbule

Wayaa takee, huwaambule

 

Ajabaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Lol, Garaadka. It is a good song. But afka qotida ka wayaanda ayan ku dhaamaa.

 

Baabili hal habeen oon seexday waxaan ka bartay eray u ekaa dhufin-nin dhufin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

You guys are racist. Oromo girls are hotter than Somalis in my very humble oo walibana xishood ku jiro, opinion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I used to have Oromo girlfriend right after 1977 ,,, :D

 

 

A&T, heestii aan kuu dirtay weli kaama hayo ,, waa tii ugu horaysay ee aan barto ,,,,

 

 

Way way way

namusii dalaa

yaboon tuutoo

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

war heestaa magaran'e bal ila soo hadal oo codkaaga igu maqashii.

 

Sidii nin xassan la yidhaa oo bari Addis Ababa aan music shop cajalad kala iibinayey, oo hees American ah oo uu jeclaa garan waayey magaceeda, ka dibna afka uga heesay.

 

He kept on telling the guy in the shop, "I want...someone dhan.dhan.dhan.dhan.what a buuuuuuuubaa! bam bam! bam bam!" :D:D

 

Heestii waa la garan waayey maalinkaas but the axmaar guy kept on laughing all the time and offered to give him a free Cassette.

 

Waa danbe ayaan fahannay wuxuu raadinayey inay aheyd: "Someone taught me how to dance last night, what a looker he was!" wax noocaas ah! Heesta intuu maqlay ayuu yidhi "waata!waata! heestaan jeeday!"

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D .... anigu soonigaa midhaheedii kuu soo qoray xataa maaha malaa laxankaad doonaysaaye ,,, lol

 

 

Sheekadaasoo kele halkanay ka dhacday oo gabadh baa sidaa yeeshay intay garan wayday midhihii hees maraykan ah oo ay rabtay ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Miyaan kuu sheegay inaan bari mid music shop leh saaxiib la ahaa oo aan ag fadhiyi jiray markay dadku cajaladaha duubanayaan ama iibsanayaan. :D:D

 

Naftaa qosol kaa baxaysa.

 

Here comes a young girl, markaasay intay sugto ilaa dadku kala yaraanayaan, she says " walaal ma haysaa heestii "gantaal baa igu gudbane.."

 

Mid kale (nin) yaa iman oo dhihi, " waxaad ii duubtaa bogsadee aduu hawl nabsi kugula baydhee.."

 

Gabadh yar weyn ayaa soo gali oo iibsan " aduunyada dusheedana istareex ku nooloow, aniga ayaankeey"

 

You know, with every person's choice you could read through their current situation and priorities.

 

Laakin aniga my best expereince wuxuu ahaa nin xeroow ah oo masaajidka xafaada 3aad ka eedaami jiray ayaa saacad danbe soo galay meeshi isagoo isqarinaya. Wuxuu yidhi walaaloow, waxaad ii duubtaa, "digri iyo quraan iyo eedaanka diidee..."(yacni naftaydu) :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Walaahi ma hubo aniga iyo yarka meesha lahaa mid sheegay, laakin it is likely inaan ka sheekeeyey.

 

The problem is the mosque is only few meters away from the music shop and we all knew each other very well.

 

Laakin bari danbe ayaan ogaanay in gabadh macmacaanle cashier ka ah inuu wadaadku jeclaa, oo meeshaas ayuu inta badan shaah ka cabi jiray. Fozia ayaa la odhan jiray inanta.

 

Mid maalin gabadha la kaftamay ayuu wadaadku wacdiyey uu ku yidhi waa xaaran in gabadh aan kuu mehersanayn aad la qosol qososho. :D:D Kii ayaa daba dhigtay oo soo ogaaday waxa jira!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this