Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 14, 2020 Muuse Muqayil iyo tuugadiisa maafiyada ah tuugnimada kama weynaadaan miyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 14, 2020 Mujaahidiintii iyo agoontii snm, niman dhacay oo habrihii ka oohiyay, odayaal koonfur ka yimid u joojin maayaan. Nabad galyadu waa shabaq ay ku kaluumaystaan, buurahooda iyo dekadahooda oo dhan waa wada iib. Qaraabo kasta haday doonaan, haday ergoodaan, maxkamad haday aadaan, bac iyo xanjo haday gubaan, lagama yaabo inay snm dhul u ogolaato. Waligood ku dili maayaan sidaad garsoore marqaansan uga daba wareegayso markii kabuhu kaa dhamaadaan oo caruurtaadu korto bay ku dhihi xogaa yaa laguu ogolaaday ee ma qaadan. Mise warqad cusub yaad soo daabacan garsoorsyaashii hore mid ka fiican yaa iminka jooge. Warqada markaad daabacayso way yaqaanaan waxaa ku qoran inaad Siyaad Barre Supporter tahay macnaheedana kaligood baa yaqaan umana jeedid meeshay ku qorantahay. Odoyaashaan wixii loo ogolaado ha iska qaateen intaysan daruuftu dabrin. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 22, 2020 Dhulka siday horta ku yeesheen. Orodo dalkini ku laabta. SOMALILAND wax dhul aad ku leedihin majirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 22, 2020 2 hours ago, Xaaji Xunjuf said: Dhulka siday horta ku yeesheen. Orodo dalkini ku laabta. SOMALILAND wax dhul aad ku leedihin majirto. Magaca tuugnimada meesha aad ku heysiin kala taga marka. Dhulka Soomaalida meesha ha ula bixina haddaa tihiin Soomaali diid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 23, 2020 dhaqankii Xamar laga yaqaanay miya lo so wareejiyay galbeedka Hargeisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 23, 2020 21 minutes ago, Saalax said: dhaqankii Xamar laga yaqaanay miya lo so wareejiyay galbeedka Hargeisa. Bililiqo caadi ah, dadkan waa dad dhulka iibsadey oo waraaqo haystey 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 23, 2020 8 hours ago, maakhiri1 said: Bililiqo caadi ah, dadkan waa dad dhulka iibsadey oo waraaqo haystey Soomaalida kaftanta waxee waa hore ku maahmaaheen abkeey dooli diloow dad nool maas u daahaa. Muuse Muqayil aanan agoon iyo rajo inuu dhaco midna dhaafeynin maa dad kale u daahaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 25, 2020 On 9/22/2020 at 1:10 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Magaca tuugnimada meesha aad ku heysiin kala taga marka. Dhulka Soomaalida meesha ha ula bixina haddaa tihiin Soomaali diid. Isku Somali ma nihin adeer. Magaca Somali na Somaliland ba idin kaga horeysey. Dalkina ku laabta ma ceeb ba. Wax dhul ah in laga ibiyo qof aan Somaliland u dhalan waba qalad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kala Duwan Clan Posted September 25, 2020 Forget about any deals made during the Barre era about lands. The civil war correct that land issue for Somalilanders and we have made it clear that those not of Somaliland history cannot own land here. The Aideed clan should return back to Hirshabelle state as they should known by now there is no such thing as Somaliweyne. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted September 26, 2020 On 9/25/2020 at 8:41 AM, Kala Duwan Clan said: Forget about any deals made during the Barre era about lands. The civil war correct that land issue for Somalilanders and we have made it clear that those not of Somaliland history cannot own land here. The Aideed clan should return back to Hirshabelle state as they should known by now there is no such thing as Somaliweyne. You’re saying any properties in xamar which is owned by *** should be confiscated by Mogadishu Clan, that’s good deal for us there are plenty of properties to take. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kala Duwan Clan Posted September 26, 2020 11 hours ago, cadnaan1 said: You’re saying any properties in xamar which is owned by *** should be confiscated by Mogadishu Clan, that’s good Ideal for us there are plenty of properties to take. I thought your kind already did that. And they are called ***... Quote Share this post Link to post Share on other sites