Som@li Posted January 26, 2009 Af Soomaaliga waxaan ku bartay saddex sano" Stacy oo loo yaqaan Fahiima waxay ku hadashaa luqada Soomaaliga ah, waxaan la kulanay iyadoo wax ka gadanaysa Dukaamada Soomaaliga. Waxayna noo sheegtay inay jeceshahay dharka Soomaalga Stacy/Fahiima Waxaa la yaab leh marka aad aragtid Soomaalida ku kortay qurbaha, oo xitaa mararka qaakood waalidiintoodu ayna ku hadlin luuqadaha qalaad, hadana aan isku toosin karin laba eray oo Soomaali Ah... :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2009 She looks like Somali ,,,,, Ilmaha yarna yaa ka dhalay ?? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted January 26, 2009 She dressed like Somali ,and the kid, taasi wa suaal boolis! don't be nosy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 26, 2009 Mar hadey tiri anaa dhalay waxa ka dhalayna maxaad ku fali, dee iyadaa dhashey yaa ka dhali lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2009 Haduu soomaali ka dhalay dee gar bay u leedahay inay afsoomaaliga ku hadasho ,,,, yaan wax kele laga dhigin waa dumaashideene ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted January 26, 2009 ^ As for the topic,whats the big deal? Dont you all speak different languages? Even back home afaaf kalee laaguu hadhlii jiree,that didnt make anyone special. :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 26, 2009 Here in Trinity University College Dublin, one Irish professor speaks Somali, and he also deviced the Osmaniya script to be used in Computers, he invented the Osmaniya Unicode, while ago, he was working on unique keyboard for Osmaniya Somali Script. There are orhers as well, too many of them who speak the language, in all tis accents, one white guy iigu yaab badnaa he spoke the Baydhabo accent and he was amazed I was the only one who understood his Baydhabo Lingo Quote Share this post Link to post Share on other sites