Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Qoorqoor oo Gaaray Baydhabo iyo Shirkii Wadatashiga oo Furmay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa haatan gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ka koobanaa Xubno ka tirsan labada gole  ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ee Magaalda Baydhabo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha KGS Mudane Laftagareen iyo xubno kale.

Magaalada Baydhabo ayaa hadda waxaa ka socda kulan wadatashi ah oo ay leeyihiin madaxdweynayaasha  Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, waxaana lagu wadaa in laga soo saaro war murtiyeed.

Madaxda  ayaa u soo duulayo Muqdisho si ay Farmaajo iyo madaxda kale  kulamaan khamiista shir ka furmi-doona caasimadda Muqdisho ayaa lagu wadaa in looga dooda nooca doorasho ee la isku afgartay Dhuusamareeb 3.119084740_356291442398483_454384558757966079_n.jpg?_nc_cat=100&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=fZwzvneTKpYAX84aYgw&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=5e7f99210d913c0d3a449e0a30c875f1&oe=5F7F1D3E119168864_353222796097943_5757512147766048362_n.jpg?_nc_cat=106&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=pVFR0EDcMZcAX-7TjVD&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=2b2b1f63e154b065f6d6d2e6b7f45742&oe=5F7EEA2E

119117712_2828775270780783_7597725485480820928_n.jpg?_nc_cat=107&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=OtzWLsF9wEkAX8NXeAS&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=fcf00d8e9ad8f5dab9bd465b86132000&oe=5F7F84A3

119082637_609925069683747_3566464454858102582_n.jpg?_nc_cat=104&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=5dFyhTV_ZjgAX8hGU2L&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=126e60344c7a62fc88270561d6915110&oe=5F7FD3E3

119070686_749184765646239_2279658417987052806_n.jpg?_nc_cat=107&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=gE6BDi9OmzYAX9ovEyx&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=5273db1a69f014e2b5d9677c1756d351&oe=5F7E5320

119090715_769157260551840_8734432874225455818_n.jpg?_nc_cat=101&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=73y3hb41dFYAX9p430b&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=dc8e0a701361405fd1cb2e23ce00529b&oe=5F7F9441

119136538_1205914399783461_3466272799423187869_n.jpg?_nc_cat=101&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=RuWtzuDPKsUAX-jK-wx&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=fa241d193dcfc4a01064469edee53d72&oe=5F7FD124

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this