Tillamook Posted September 13, 2020 5 hours ago, gooni said: Master. Gedo waxay ku taalaa meesha ay qoraxdu u dhacdo Gobolka bari oo uu ku dhashay deni waxuu ku yaalaa meesha qoraxdu kasoo baxdo. Cidii soo dooratay may waydiyaan maxaa halkaas fog ku geeyay? Adeer puntland cidda ay dooranayso waa inay taqaano in soomaaliya la wada leeyahay dhiiri gelin iyo xanaf la'aana umadda lasoo hor istaagtaa. Hadii ay ku adkaato arintaasna waa inuu ugu yaraan yaqaan wuxuu gaarka u leeyahay. Tolmooge Farmaajo insha-allah ha tago. Nin kale unbaa imaan. Ninkaas imaan doona puntland ama waa jeclaan ama waa necbaan waa un labadaas waxa laga sugaa mar walba. Niic-badane, jaceyl iyo naceyb anagu ma naqaan. Waxaan naqaana qofkii danteena is hortaaga inaanu laad dabada ka gelino. Case in point: the phony wannabe centrist dictator, useless Farmaajo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted September 13, 2020 7 hours ago, gooni said: Master. Gedo waxay ku taalaa meesha ay qoraxdu u dhacdo Gobolka bari oo uu ku dhashay deni waxuu ku yaalaa meesha qoraxdu kasoo baxdo. Cidii soo dooratay may waydiyaan maxaa halkaas fog ku geeyay? Adeer puntland cidda ay dooranayso waa inay taqaano in soomaaliya la wada leeyahay dhiiri gelin iyo xanaf la'aana umadda lasoo hor istaagtaa. Hadii ay ku adkaato arintaasna waa inuu ugu yaraan yaqaan wuxuu gaarka u leeyahay. Tolmooge Farmaajo insha-allah ha tago. Nin kale unbaa imaan. Ninkaas imaan doona puntland ama waa jeclaan ama waa necbaan waa un labadaas waxa laga sugaa mar walba. Xoogaa wareera maa kugu jira yaa Gedo ka hadlay. Puntland sharciga qofkii ku dhaqma waa saaxiib kii damaciisu wax ku wadana waa iska diidaysaa. Soomaali ismaquunis iyo anaa iri soconmayso wixii lakala qortay waa in laguu dhaqmaa hadii kale cirka kabo katalo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 13, 2020 Gedo waxaa ka hadlay adeer deni oo yiri soomaali cid kow geli karta ma jirto imtixaanka puntland first. Walaalayaal hanka puntland waa wasiirka koowaad asaguna marsadii yarayd oo adeer siyaad dhisay buu idinka aasay. Sida halaga wanaajiyo reer puntland uma qalmaan shacab cadiim ah hogaamiye dhidid iyo xanaaq dhaw. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted September 13, 2020 Quule cune, Deni maxaad ku mucaaradey tollow? Ma sharciguu Useless Farmaajo ku khasbayo inuusan baal marin baa mise wax kaloo adiga kuu gaar ah baad odeyga ku haysataa? Quote Share this post Link to post Share on other sites