Yaabka-Yaabkiis Posted November 18, 2010 asc all Qaf miyee jirtaa u badali karta magacyada kaluunka ama malaayga somali? LUMUMBI JOODARI JEEDAR iyo all qafti u badali karta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted November 18, 2010 i can change taraakhad, togatin, afka-toob, seyn-seynaba but cant help without knowing which luqad baad rabtaa inloo bedalo Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 18, 2010 ^ Af English buu rabaa in loo badalo, bal caawi wiilka Ps: Lumumbi: Waa kalluunka dufta leh miciyaha dhaadheerna ka soo jeedaan, af english waxaa lagu dhahaa lycaline Jeedar: Waa malaayga madaxa fiiqan, waxaa kaloo af soomaali lagu dhahaa daanboog, af englishna waxaa lagu dhahaa bolyerfine Joodari: waa magac soomaaali ah, furaashna waad oran kartaa, laakin hada waa magac ka mida magacyada kalluunka, malaayga loo yaqaano joodaari waa mid isaga dhan isku cabburan, tiradiisana saas uma badna, waxaana la sheegay in laga helo badweynta hindiya ee Soomaaliya oo kaliya, af english waxaa lagu dhahaa zycle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted November 18, 2010 ^ Alla, muxuu kalluun soo feentey! Nuune, my favorite fish is Tilapia. Af Soomaliga magac maku leeyahay? And for that matter, the other popular fishes like Tuna and Salmon?( Though I doubt Salmon is found in Somali waters because it is mainly a cold water fish.) Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 18, 2010 Nuune yaan lagu qaldamin, asagu malay ma yaqaane'e, odoyaal reer bari ah buu la sheekaystaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 18, 2010 ^Runtaa. Ileen meeshu ninka ka imi(Abaq Korey iyo shimbirey, a place south eastly 20kms away from dhilman-yaaley), Kalun waxey ukasayan Tixiri. They would say, "Agga!!, Ma Galuun ba lacunaa" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 18, 2010 ^ Speaking of Dhilmaan-yaaley, do you know you can get telephone signal there now? And you can't get a single bar in rural Wales. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 18, 2010 ^^Dhilmaan-yaale (al yacni kaneeco ku dhammeynaysaa ),waagii timirta la geeyey ma maqasheen idinku ? Nuune ha ka sheekeeyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 18, 2010 ^ I hear the old Kenya Telecom landlide signal towers have been converted as cellphone towers--Dhimanyaley,is lucky. Poster: Sorry for derailing. I am a certified Troll,chief cantar-baqasher. I dont know jack(or Jill)shzt about malay iyo wax bada kasoo baxa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 18, 2010 Originally posted by xiinfaniin: ^^Dhilmaan-yaale (al yacni kaneeco ku dhammeynaysaa ),waagii timirta la geeyey ma maqasheen idinku ? Nuune ha ka sheekeeyo I wanna hear the timir sheeko. Balse, warka isii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 18, 2010 Originally posted by xiinfaniin: Nuune yaan lagu qaldamin, asagu malay ma yaqaane'e, odoyaal reer bari ah buu la sheekaystaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 18, 2010 Xiin, bal keen warka. Nuune's probably in Africa doing his usual basaas nimo ee forget about him. Maxey faleen markey timirta arkeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 18, 2010 ^^ lol Kudkude ku gal oo kaalay HAATUU, soo adiga ma aheen ninkii Kullan uga furnaa tukaanka kabriidka Faarax, lol@tixiri abti waa maxey shabaquu Xiin gogley si taraarax oo moolo-moolaati ah ayaad ugu dhacdey, hadaba meeshuu ka hadlayo waa kobtii sonkorta wabiga lagu daadiyey ee ogoow Xiin, oo kaaley, mar sheekadii sonkortii hadii dhanka reerka loo soo halgaadey tii tmiritiina ma isla reerka unbaa, xaq miyaa xeer miyaa, timritii horeba dab loo waa awoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 18, 2010 ^ Hayye, sirtii tolka oo dhan si sahlan ma ugu gudbisey Meles? War sheekadda keena. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted November 18, 2010 NUUNE WAA MAHADSANTAHAY BRO. ENGLSIH TO SOMALI BAAN RABAA NEXT WEEK AYAA LEEYGU DARAY FISHERY PROJECT AH. NOMAD KI SOO BADI KARA WUU MAHADSANYAHAY. Quote Share this post Link to post Share on other sites