Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daahfuray Ololaha Xoojinta Ka Hortagga COVID-19

Recommended Posts

Deeq A.   
2-23.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Guddoomiyaha Gobolka Bananadir, ahna duqa Muqdish Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), ayaa daah furay ololaha ka feejignaanta Xanuunka COVID-19.

Ololahaan oo taageero ka helayo barnaamijka Dowladaha Hoose ee UN JPLG ayaa loogu magac daray “ ka Feejignoow, khatarta Caabuqa COVID-19 wali wey jirtaa” waxaana laga fulin doonaa dhamaan 17-ka degmo ee Gobolka Bananadir.

Waxaa goob joog ahaa munaasabadda uu Guddoomiyaha Gobolka ku daah furayay Barnaamijkaan maamulada degmooyinka, urarada dhallinyarada iyo Haweenka iyo sidoo kale Hawlwadeenada Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar.

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daahfuray Ololaha Xoojinta Ka Hortagga COVID-19 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this