Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 26, 2020 Malaaq la isku ogaa ugaas intuu ka yimid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted August 26, 2020 11 hours ago, guuleedosman said: Masha'Allah and Hambalyo to reer D&M ee Galmudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 26, 2020 For federalism to work, every community needs to be represented in every region that they reside in. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 27, 2020 Waa arrin aad u wanaagsan, laakiin waxaad ogaataan inay sida sacuudiga iyo south Africa oo kale uga shaqaystaan gobolada kale. Ma dhex galaan dadka meesha degan, guri kama iibsadaan, reerahooda iyo caruurtooda ma keenaan. 24'ka saac telefon bay ku hadlayaan sidii dad qurbo jooga waana dad aad u yaqaan ganacsiga hoose iyo dhexe, ka bilaw iibinta tusbaxa ilaa dukaanka dharka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 27, 2020 War meeshoodi may ku noqdaan maxay dadka kale culays u sarayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 27, 2020 1 hour ago, Xaaji Xunjuf said: War meeshoodi may ku noqdaan maxay dadka kale culays u sarayaan Meeshaada joog waxaa ka faa'iido badan is dhex-galka oo daawo badan ku jirto. Berigii hore hadaad dhado D.M yaa dhuuso mareeb ugaas ku doortay lama fahmi karin ujeedada ka dambaysa. Maantana waa arrin cajiib ah, waxaana loo fahmayaa inay beel kale iyo dal kale la joogaan. Xaaji Reer galbeedka aad la joogto waxay kuu maal galinayaan "dad kama daro" adigoon waxba la wadaagin diin,dhaqan iyo midab. Maxaad ku diidaysaa muwaadin kula mida difaaca dhulkana kula wadaaga? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 27, 2020 3 hours ago, gooni said: Waa arrin aad u wanaagsan, laakiin waxaad ogaataan inay sida sacuudiga iyo south Africa oo kale uga shaqaystaan gobolada kale. Ma dhex galaan dadka meesha degan, guri kama iibsadaan, reerahooda iyo caruurtooda ma keenaan. 24'ka saac telefon bay ku hadlayaan sidii dad qurbo jooga waana dad aad u yaqaan ganacsiga hoose iyo dhexe, ka bilaw iibinta tusbaxa ilaa dukaanka dharka. Dhib miyaa saas? Of course Reer Arlaadi iyo gabdho faradheer buuqooda maa isfahmaayo. Mid Reer Arlaadi kale oo af gaaban inuu raadsado waaye oo Afmaaygana la taqaano. Nothing wrong with that. Quote Share this post Link to post Share on other sites