Paragon Posted September 25, 2009 ^Abwaan, adeer ha af lagaaddoonin, nin weyn oo reer Hebel tuug ha ku oran! Yaanu xaal ku qaban! Arigaa la xadaa, geelu se waa la dhacaa. Heesahana waa geela magaalada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 25, 2009 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Sulfa in his best. Especially the second song he sings and starts at 3:10. What a baashaal, I can see Cowke, Magool, Qamar Harawo, C/jibaar Khaliiji and Shimaali I think -- all ciyaar jiniyeed inay ciyaaraan rabaan. Hoobaa hilowloow Hoobaa hilowloow Boga iyo beerkaa i duleela I have been looking for Zulfa's vids. Thanks for the link, MM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 25, 2009 deep wadani song. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted September 25, 2009 Gacalo goor iyo ayaan Aduunyadu waa giraan Gedaan ruuxba meel qabsado Hawshiisa qofkii gabaa Gawaan raac buu noqdaayoo Gaaja iyo cudur buu muttaayo Cidluu ku go'doomayaa Xilkooda kuwii guttaanna Ifkeey nolol wacan galaane Gugaan ku jeclaaday kow dheh Galabtaan is aroosnay laba dheh Guurkeena xuskiisi weeye Farxada gacalooy ciyaar farxada gacalooy ciyaar Gacalo goor iyo ayaan Anigu waxaan ahay gayaan Gurboodka xilkooda guda Hablaha gayigeena jooga Adaan kuu guuxayaayo hoo ho-hoo Weliba kuu gaaxsahaye Cadaawaha garab ha siinin Xilkooda kuwii gudatana Ifkeey nolol wacan galaane Gugaan ku jeclaaday kow dheh Galabtaan is aroosnay laba laba Guurkeena xuskiisa weeye Farxada gacaloooy ciyaar.... Eesh calaa dooq gabdho, Waah-waah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 25, 2009 Thanks for the lyrics sis. I appreciate it. Lovely song I agree. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 25, 2009 I was Paragon then and now I am humble. I could be anything or anyone. So, be affraid, be very affraid. I am Qorismaris. Smile now. And now you're back to being Jamaal11, war waana wareerisee af Muslim mise af gaal mid noola imoow wah!!! :mad: Jamaaloow, anigu heesaha Soomaalida a couple of years ka hor baan bilaabay inaan dhageysto, and I hardly ever find fanaan aan heesta uu qaadayo iyo codkiisa ka helo...Miiraale, however, hal marbaan maqlay heestiisaan iyo codkiisaba, beena kuma aadan sheegin he is one of the best newcomers...Eebow (AUN) waagii heesihiisa lajeclaa ama cusbaayeen, unfortunately, heesaha Soomaaliga ah kama heli jirin...Hade markuu dhintayna, ilaahaa ilehee qof dhintay heestiisa waan kabaqaa inaan dhageysto...But codkiisa was one of a kind...Also, Boqol xataa mayareysto... Aaliyah, I am glad you like it...I listened to the song only once and had fallen in love with it walahi...Miraheedaa miro cajiib ah, and Miiraale codkiisa lagamaba hadli karo...My hubby hada wuu ka shalaayaa inuu heestan i maqashiiyay, cuz that's all he hears at home, in the car, when my phone rings (yup even ringtone)... Hablaha gayigeena jooga Adaan kuu guuxayaayo Weliba kuu gaaxsahaye Cadaawaha garab ha siinin Xilkooda kuwii gudatana Ifkeey nolol wacan galaane Eesh calaa hees... There's also another song aan saan ugu waashay not too long ago, meel kasto aan ka raadiyayna waan waayay...I guess it didn't help I only knew two lines of the song...That's until my cousin, who is a singer (Cabdiwahab Cantar Naji) aan usheegay...Bless him, he recorded the song and a few others just for me... :cool: Waan mahadee Waan miirsadayee An murugaa i haysayee Maalmahii horaad iiga maqneed mowlaa ku jiree Ana adlee ku maagayaa Kuu murgoodayee maanta muraad keyga waan helee I think it was originally sang by Ahmed Naji (his uncle) and Faadumo Qamsim... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 25, 2009 Saynabeey ,,,, http://www.youtube.c om/watch?v=f_ZBZkk_B IQ&feature=related Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 26, 2009 Aaliyah, I am glad you like it...I listened to the song only once and had fallen in love with it walahi...Miraheedaa miro cajiib ah, and Miiraale codkiisa lagamaba hadli karo...My hubby hada wuu ka shalaayaa inuu heestan i maqashiiyay, cuz that's all he hears at home, in the car, when my phone rings (yup even ringtone)... lol koolkat even ur ringtone eh.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 26, 2009 My beloved parents- Amir Awan still remember all those years of happiness and smile you used to take me out to play when I was just a child But it seems that after all this time now I realized how much I need both of you so dearly in my life Raise my hands in dua with tears in my eyes asking one thing from you Oh Allah take care of them like they took care of me when I was a child Oh Allah have mercy on them like they had mercy on me when I was a child Oh Allah forgive them their wrongs like they forgave my wrongs when I was a child Ya ummii ya abii antuma fii qalbii... Ya ummii ya abii antuma fii qalbii... Stayed up so late deep into the night just to make sure that I did not cry A lullaby a story so I can fall asleep in your arms And how can I repay you I will make a pray for you in my heart Raise my hands in dua with tears in my eyes asking one thing from you Oh Allah take care of them like they took care of me when I was a child Oh Allah have mercy on them like they had mercy on me when I was a child Oh Allah forgive them their wrongs like they forgave my wrongs when i was a child Ya ummi ya abii antuma fii qalbii... Ya ummi ya abii antuma fii qalbii... Small things that you did mountains that you moved you sacrificed your whole life away did it all for me to see a smile on my face so i can see a brighter day (? nt sure abt dis line) when i needed you the most to share my sorrow you were always there to comfort me whenever i felt to cry it was u who picked me up in myself you made me believe.. Raise my hands in dua with tears on my eyes asking one from you Oh allah take care of them like they took care me when i was a child Oh allah have mercy on them like they had mercy on me when i was a child Oh allah forgive them their wrongs like they forgave my wrong when i was a child amazing and heart touching song. Ameen May Allah swt have mercy on our parents and reward them for loving us, being patient with us, and more than anything else always being there for us. so inshallah lets not take our parents for granted...some say that you never kno what you have till u dnt have it..inshallah we wont be those who realize all that luv when they are not here with us..bt rather that we are smart enough to appreciate what we'v.... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 26, 2009 Somali music has been hijacked. The tradition of waaberi, durdur, iftin, horseed and other great bands has been abandoned. Our music has become similar to that of the Chinese; programmed keyboard qaylinaya iyo nin naag codkeed leh oo heesta soo xaday lee meesha wada yaacaya. All other instruments are nowhere to be seen. If you want to hear something creative, here is a talented guitarist - CAYDARUUS. Here is another song I like. It is by the true gentleman of Somali music - Ilaahay ha u naxariistee AXMED NUUR JAANGOW and Surqa Yareey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted September 26, 2009 What a song! http://www.youtube.c om/watch?v=QOvK0zfKg ag&feature=channel_p age Ubax dayrtii baxayoo udgooNOOW Sida oonka waabari iftiiMOOWW Ma ogtahay anoo ilo biyoleh joogaa Ma ogtahay dartaa in aan u oomanahay Umadoo dhan taan ka abdanaaYAAY Taan aawadeed u ildarnaaYEEEEEY Ma ogtahay in aan kuu am baday adigaa Ma ogtahay dartaa in aan u ugaadhoobay Heedhee inabti aboowe Aboowe huunooooooooow Ehel soo qalbiga kuma abuurin Ruxa’aan arkaba adi ma moodin Heedhee inabti abaayo Aadoobay huunoooooooy Ha irdhoobinoo umal ha qaadin iimanka deeqa ha ilmaynin Amba kuma ilaawinee i aamin Axdi baa inoo xiranee aamu bam baaam baan baaaan…lol can’t google this hahaha… Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted September 26, 2009 Originally posted by Dhubad.: What a song! http://www.youtube.c om/watch?v=QOvK0zfKg ag&feature=channel_p age Heedhee inabti abaayo Aadoobay huunoooooooy bam baaam baan baaaan…lol can’t google this hahaha… What does Aadoobay mean? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted September 26, 2009 I am a big fan of Cismaan Fooldhuub and many of his great songs. Anyone who has Youtubed or has access links to these songs, please forward. From--> Weysha Gowrac dibiga haku quustee (1975) Inagoo walaala ah Oo naas qudha wadaagney Adigeyga weebdoo Wadadii ka beydhey Webi isku tuuroo Waadigaa ku qaadey Wabaayo nin qooshtey Isagaa ku waashee Weysha gowrac, dibiga haku quustee Garxumo iyo nin diidan Dagaal baa u dhaxeeya (1966) Aqal tiir la'aantii, weligii ma taagnee Hadeynaan is taakulin talo yeelan meynee Ka tashada cadaawaha isku tiirsanaadaa Ma dhabbaa jacayl waa loo dhintaa (1970) Heesta koowaad: Beydka wiilka: Ogow geedigan rarey abaayo Guryankii iyo hayaankii abaayo Ma gayoon halkaan rabey abaayo Beydka Gabadha: Kalgaceylku guumowyee aboowe Igu noqey ma guuraanee aboowe Galgashoo hurdada nacaayee aboowe Heesta Labaad: Wadnaheyga inankii Kalgacayl ku waabee I waraabshey caashaqa Waqtigaan is baranee Nala kala wareejee, Waayuhu dhib badanaa Haddii aan waraaqaha Kugu dhiibo weriyaha Kuna qoro wargeysyada Warka meyga gaarsiin Heesta sedexad: Cudur loo dhamaadiyo Dheeldheel inuu yahey Dheg ka maqalka mooyee Weli maanan dhaadine Caashaqu ma dhuxul baa Ma wax dhiiga raaciyo Xididadu dhex qaadaa Ma dhulkuu ku noolyahey Ma cirkuu ku qadhan yahey Ma dhirtuu u hoydaa Hay dhega wareerine Haddii dhaawac kugu yaal Cabashadu dhab kaa tahey Dhaqtarkow uga sheekee Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhir_ladyuk Posted September 28, 2009 i love that song heelo laasqoray and i'm not being biased Quote Share this post Link to post Share on other sites