Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland   Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka golaha wasiirada maamulkaasi, oo ka dhacay magaalada Garowe.

Kulanka oo sidoo kale goobjoog ahaa madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cimaan Karaash,  ayaa maxweynaha warbixin looga dhageystay ku aadan safarradii uu tagay magaalada Dhuusamareeb iyo wadanka Jabbuuti.

Dhammaadkii kulanka ayaa madaxweyne waxaa uu amray in shaqadii maamulka ay ku soo laabato sideedii hore maadaama muddo xayiraad ay u gashay sabaabo la xiriira xanuunka safmarka ah ee Korona, oo dalka ka dilaacay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this