Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Wadajir oo shaaciyey mowqifkiisa ku aadan heshiiska Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Wadajir oo ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa cadeeyey mowqifkiisa ku aadan heshiiska lagu gaaray magaalada Dhuusamareeb.

Warsaxaafadeed ka soo baxay xisbiga ayaa waxaa lagu sheegay in heshiiska uu yahay qabyo, ayna ka maqan yihiin dowlad goboledyada qaar iyo saamileyda siyaasadda.

Sidoo kale xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxamaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyey inuu heshiiskaas u arko mid gogol xaar u ah doorashada 2020/21.

Ugu damgbeyn wuxuu xisbigu soo jeediyey wada-hadal lala furo Jubbaland, Puntland iyo saamileyda kale, si loo dhaqan-galiyo heshiiskaasi.

Halkan hoose ka akhriso:-

11 2

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this