Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Xisbiga Hayaan oo Kulan Qado Sharaf ah ku qabtay Magaalada Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Xisbiga HAYAAN ee Heer Federaal, ahna Musharrax u taagan Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ,Cabdixabiib Yaasiin warsame, ayaa Maanta Magaalada Boosaaso Kulan Qado Sharaf ah kula yeeshay Qaar kamid ah Isimada Puntland, Siyaasiyiin, Waxgarad, Dhalinyaro iyo Haween.

Hoos ka daawo Warbixinta oo dhan

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyaha Xisbiga Hayaan oo Kulan Qado Sharaf ah ku qabtay Magaalada Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this