Deeq A. Posted August 17, 2020 Waxaa maalin kadib meydad hore leh laga soo saaray dhismaha hotelka Elite oo ay shalay weerar toos ah ku qaadeen rag hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab. Weerarka oo ku bilowday is-miidaamin ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Haddaba maalin, kadib waxaa booqatay goobta uu qaraxu ka dhacay Filsan Duceysane oo ka tirsan Shabelle, waxaana ka diyaarisay warbixin la xiriirta sida ay xaaladdu tahay. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/War-Filsan-Meydad-Hor-leh-Elite-Hotel.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites