Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyn kulul u jeediyey MW Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) in uu ku xad gudbay Dastuurka dalka, kadib khudbaddii uu u jeediyey Golaha Shacabka Soomaaliya.

Cabdi Xaashi ayaa sheegay in hadalkii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Gaha Shacabka uu ku soo celin doono waxyaabaha ka soo baxa wejiga saddexaad ee shirka magaalada Dhuusamareeb uu yahay mid khalad ah, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu Aqalka Sare uu taagan yahay ilaalinta shuruucda dalka iyo sidoo kale nidaamka federaalka ee dalka.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/WAR-JAAMAC-AQALK-SARE.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this