Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha JF oo si weyn loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey Madaxwayanaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Ku-xigeenkiisa Cali Ciid iyo Mas’uuliyiin kale oo aad u fara badan.

Madaxweynaha iyo Wafdigiis ayaa la qorsheynayaa inay kulamo la qaataan Maamulka iyo qeybaha bulshada ee magaalada Dhuusamareeb, iyagoo halkaasina uga qeyb galaya Shirka Dhuusamareeb 3 ee looga tashanayo Arrimaha Doorashooyinka Dalka

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this