Jacaylbaro Posted August 30, 2007 Aduunyada illahaay markuu abuuray subaxaana watacaala, ayaa wuxuu abuuray Nabi Aadan Calayhi salaam iyo hoyo Xaawa, illaahay isaga ayaa mahadoo dhami usugnaatay, adduunka wuxuu uu ukala abuuray Lab iyo Dhadiga hadaan mid lahayn, labka ama dhadiga noloshu dhadhan ma'ay lahateen waa farsamo illaahay waa nicmo waayn oo illaahay marwalba loogu mahadnaqo. Hadaba, markuu illaahay aduunkan ka dhigay lab iyo dhadig, wuxuu dhexdooda dhigay raxmad, iyo kalgaceel illaahay quraanka wuxuu inoogu shegaay almawada oo ah kalgacal. hadaba waa maxay faraqa udhexeeya jacaayl iyo kalgacal? aan ku horeeyo kalgacalka, kalgaclku wuxuu ka dhexeeya ubadka iyo walidkooda wuxuu ka dhaxeeya nin iyo xaaskiisa, wuxuu ka dhexeeya labada qof ee saxiibka ah, wuxuu ka dhexeeya, walaalaha wada dhashay, wuxuu ka dhaxeeya cid kasata ama laba qof oo isdaneynaya. Aan soo qaato heestii Hibo Nuura aay lahaayd "KALAGACAYLKU WAA QANI CASHAQA KA QARA WAYN QURUX IYO WANAAG BAAN QIIMAYNATA AADMIGANA WAA SHAY KU QAALI AH," markaa heestaasi waxaay inoo cadayanayasaa in kalgacaylku ka misan weyn-yahay jaceylka hees kale oo uu qaado fanaanka Xasan cumar Rooraaye, waa kii lahaa " NIN KII JIIDH NAXAAYA KALGACAAYL JID MARIIYE JWAABTII CILMIYO QAAYS MUXUU JAAHIL KA OG YAHAAY." Hadaba abwaaniintu way inoo sheegeen qiimaha kalgacalka way inoo shegeen macanaha jaceylka hadaba jaceylku yuu ku dhacaa jacaylku wuxuu ku dhacaa dadka boqolkii 1 (1%) waliba qofkaasi waa qof raxmad badan dadku jacel yihiin oo aad u qalbi jilicsan, qofkaasina qofka uu jeclaado maba helo. Tusaale ahaan: CILMI BODHARI wuu waayey Hodan oo ujeclaaday. QAYS IYO LAYLI way is waayeen, CANTAR IYO CEEBLA WAY IS WAYEEN, Waliba wakhtigaasi waxay ahayd wakhti casri jahiliya oo dadku yihiin dad aan aqoon ulaheyn jacaylka laakiin waxay lahaayen dhaqamo aad u adag oo cilmi boodhari dadku waxay u haysteen inuu waalan yhaay, qaysna wuu washaayba. Aduuunayada dadka jaceyl uu ku dhacaa waa tiro yaryihiin taasina waxay cadaynayasaa inuu jaceylku yahey wax iska psycology "Saykoloji ah, waa wax qof maskax badan uu qof ku shuban karo. Waa wax qofka qof kale jeclaanayaa uu aaminasanayahay inuu qofkaa uu jecladaay uu ka qiima badan yahey. taasina waxay cadaynaysaa inuu kalgacalku ka qiima badan yahey jaceylka. Maanta adduunaya casri baa la marayaa lamana arag "Casriga lagu jiro" qof intuu qof jeclaadey qofkale uu dhimanaya ama qofka uu jeclaaday daradii anfacada uga go'a, huradada uga asalaalayaa. Adduunayada maanta labka iyo dhidigu ways guursadaan lakiin waxay isku guurasdaan kalgaceyl ee jaceyl ma'aha, taasina waxay cadayanaysa in dadka ibna adaanka illaahay dhex dhigay kalgacal lakiin jacaaylku sidaan kor ku soo shegaay ma'aha wax nolosh ibna adaanka ku base garayasaan, ama faraxad keena. faraxada waxaa helaa qofka illaahay caabuda, ka baqa, cibadayasata sooma markaa faraxadu waxay ku jirtaa diinta islaamka, kuma jirto qof ibnadaan ah oo aad nolosha u siiso ama aad israacisoo, tusaale waxaa inoogu filan enviroment-ga (invirmentga) aanu ku noolnahey sida uu u nool yahay ma'aha inaynu filmka hindi-ga ah believe gareyno. Jaceylku ma'aha wax jiraa lakiin kalgacal ayaa jiraa nolosha ibna aadanka iyo jaceylkana waxa iskagama xidhana I believe; shakesper wuxuu ahaa nin british ah wuxuu nolaa qarnigii 18aad wuxuuna ahaa nin drama aad u yaqaan sameyana riwaayadaha qofka akhrista bugaagta english litteraturkan, wax yaala badan ayaad ku arkaysaa oo imagination laakiin sameynayaa, soo jidasho, waxaa jira buug kale oo uu qoray nin magaciisa la odhan jiray Hamlet, oo isna ahaa british, bugaas waxaa la yidhaahdaa fiction, waxaanu ku jiraa isla madaada literaturka markaad bugaasyadaa akhrido aad ayaad u layabayasaa sheekooyinka jaceylka ah ee rafaadka leh ee raaxada leh ee u ka shekayanayoo, hadana markaad buga title-kiisa aragto aayad oganaaysa inuu yahay fiction. Ragaasi waaxaay ahaayeen rag abwana ah dramooyinka sameeya qarnigii 18aad. Waxay sophtacted literature and drama iyaguu may rumayasnayn waxaan ay qorayaan lakiin dadka ayey ka ibinayeen. taasina waxay cadaynayaasaa in aduunyada ibna adaanka ku nooli umad waiba leedahay dhaqan u gaar ah umad kastaana intii is ogoli waxay isu hayaan kalgacal ee ma'aha jacaayl, waa sida aay aniga illa tahey fikirkayga. Mahad Nuh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalaf Posted August 31, 2007 Hadaba abwaaniintu way inoo sheegeen qiimaha kalgacalka way inoo shegeen macanaha jaceylka hadaba jaceylku yuu ku dhacaa jacaylku wuxuu ku dhacaa dadka boqolkii 1 (1%) waliba qofkaasi waa qof raxmad badan dadku jacel yihiin oo aad u qalbi jilicsan, qofkaasina qofka uu jeclaado maba helo. Macaliinka JB did you write this? how the abwaanintu come to this conclusion waayo qof raxmad badaan, iyo qalbi jilicsan for kalgacelkada are normal and apply to susbstantial percentage of man including myself, qoftaan raabo nah waan heliin namean...inshallah of course JB wa rageedi ...politics, islam, joker, movies, poetry, women issues, jacel, dude knows a lot Respect awooowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted August 31, 2007 love is overated man. Get someone whom you are attracted with nice dabeecad and also feels the same about you and the rest is just smooth sailing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted August 31, 2007 What does your family portrait photo have to do with this topic? Beautiful wife and kids by the way. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 1, 2007 Khalaf anigu maan qorin this ,, but it could be one of my students I think abwaaniintu have a lot to do than creating lyrics ,,,, they usually look things from different window. Naphthys, what photo you're talking about bal ?? I can see you liked the ,, ehem ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites