Sign in to follow this  
Aaliyyah

Qabiilka iyo Qabyaalada Muxaadaro

Recommended Posts

Aaliyyah   

 

There are more parts , check it out. Mashallah this shaikh is amazing may Allah swt reward him for his good efforts.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

My own little gabay:

 

Qabiil waa muqadas

Qabiil waa muhiim

 

Qabiil qalbiga buu ku dhisaa

Qabill qabriga lacagtiisa buu ku bixiyaa

Qabiil qaraabo buu ku sameeya

Qabiil qaaihiro iyo qandala buu ku geeya

Qabiil qandho buu kaa celiyaa

 

Qabiil waa muqadas

Qabiil waa muhiim

 

Qabiil qalanjo buu ku helaa

Qabiil qaamuus iyo qalin buu ku soo gadaa

Qabiil qaaraan buu ku bixiyaa

Qabiil quraac buu ku kariyaa

 

Qabiil la'aan waa qaabxumo

Qabill la'aan waa qasaaro.

Qabiil la'aan waa quranjo kaligeed socoto

 

Qabyalaad iyo qabiil waa muqadas.

Qabyalaad iyo qabiil waa muhiim.

 

Man I'm good, I should've been an abwaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lool your poem wasn't conveying the msg i was trying to get across. But, your somali is good.

 

qabiilna wax xun ma aha oo ilaahay ayaa naga abuuray qabiilo badan oo waa la isku barta, laakin wa sida ee somali u isticmaasho. marka waxa wanaagsan in aan iska dhaafno hadaan si wacan u isticmaali karin..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

The only two cities I saw is hamar and hargaisa, and even those cities I can't remember I was too young.

 

so where's naaso hablood??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this