Abaay Heylay Posted July 13, 2010 Lol KK I think isheedi baa igu dhacdey cause I droped my laptop on the ground, hada kabacda in aan is ka ilaaliya waaye lol j/k. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted July 13, 2010 Kool Kat isheeda hada kohor in ee rati geel ah ee dishay ma ogid miyaa? iska ilaali! Al-shabaab haku waalanina idinka ee noloshiina ka raaca... Maadeey, can you tell me wax xaq ah ee Al-shabaab kusoo siyaadisay umada somaliyeed ama sabab ee gaajada ku joojiyeen? I have a sister who just came back from Xamar iyo Shabeelada hoose (indho adeegeeda ani aaba ka cabsado iyada) and some of the stories and pictures she took, walaahi caloosha ayaa ku xanuuneysa.... Anaga markaan ka hadalno Al-shabaab "beenalayaal" ayaad naleedahay laakiin adiga Warka aad maqashid soo ma aha mid adigaba luguu sheegay? Al-shabaab Gaalo lama dhihi karo dhudub, oo ilaahey wey aaminsan yihiin laakiin habka ee diinta u istic maalayaan waa qalad saaxiib...... Adigoo aanan barin diinta qofna, sidee ugu cinqaabi kartaa? Adigoo aanan baabi'in gaajada foosha xun oo jirto, sidee gacan iyo lug isdhaaf ah uga gooneysaa cunug gaajo daraadeed la dhiman rabo? nabiga (scw) waxee ku qaadatay 20 iyo dhoor sano in uu dadka diinta baro wuxuuna hubsan jiray gaajada jirta iyo sababta uu qofkaas qaladka ugu kacay!... Waa caqli yari waxa ee sameynayaan caruurtaan laakiin waa dad ayagaba eesan wiligood arkin nolol cadaalad qurxan leh.... waa caruur kusoo koray dhib iyo silic..... Kuwiina u maleeya in Al-shabaab yihiin the best answer for somalia, why don't you guys go and live there.... Wareer Badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 13, 2010 ^^Boqolaal waxyaabood oo fiican bay sameeyeene indhahaad la'dahay, Gaaladii baa sheegta, Nabadda & Nidaamka ka jira gobollada ay ka taliyaan baa kow ka ah, dhiirrogelinta beeraha ayaa ka mid ah, in haddii askartooda wax dilaan la qasaaso baa ka mid ah, iney qabiilkii wax lagu qaybsan jiray tirtireen baa ka mid ah, dadka la yaso ama la yiraahdo 'looma ooyaan' oo hadda dadka kale la siman amaba ka sarreeya. Waxaasoo dhan Tuujiyoow halkan baa lagu soo qoray, lakin meel daran baa lagaga heesayaa!. Please, waddan aad nacday ha ku marmarsiyoon Shabaab baan uga cabsanayaa, oo sida aad hadda sheegtay gabar baa mar dhow ka timid!, Nuunne oo saaxiibkaa ah baa taga, anaa taga, oo dad badan baaba reerahoodii intey rarteen oo u guureen!, waxa adiga lagaa rabo waa maxay oon iyaga laga rabin?. Tuujiye, Shabaab wax been ah in laga sheego miyaad rabtaa?, been run u eg kistoo iska sheega nooh, teeda kale waan ku aqaannaa wararkaas maba xiiseysid soow maaha?, dad baa u kuurgala oo raadiya, saxdooda & qaladkoodana yaqaanna, adiga waxaagu waa muran feeraweyne! ee sxb, is deji. Ps. wax kastoo ama laguu sheego ama aad meel ka khriso ma iska rumeysataa adi? Quote Share this post Link to post Share on other sites