Cawaale Posted July 11, 2010 Maamulka Islaamiga ee Xarakada Alshabab ee degmada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa shalay xukun dil ah ku fuliyay in ay ku sheegeen in uu basaas u ahaa dowladda Ethiopia. Dilka ayaa ka dhacay fagaaraha garoonka Dr. Ayyub halkaasi oo ay usoo daawasha tageen dad gaaraya boqolaal.qofood kuwaas oo doonayey in ay arkaan sida loo qisaasayo Ninkaas waxaana sidoo kale goobta ku sugnaa Masuuliyiin ka tirsan Xarakadda Al- Shabaa iyo Ciidamo sugayey Amaanka Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray; Ibrahim Cabdiqadir Xassan, ahaana 38 jir, waxaana todobaad ka hor gacanta ku soo dhigay Ciidamada Xisbada ee ay leeyihiin Xarakadda ALshabaab Kuxigeenka Khaaliga Maxkamadda Xarakadda Alshabab ee magaalada Baydhabo, Sheekh Adan Dheere oo ka hadlay goobta dilka lagu fulinayay ayaa sheegay in ninka la dilay uu qirtay dambigiisa uuna ahaa Basaas u shqeeya Dowladda Ethiopia si buu yiri loo bur buriyo awooda Mujaahidiinta. Alshabab ayaa inta badan sheega in dadka ay xukunka ku fulinayaan ay qirteen dambigii lagu haystay taasi oo aysan jirin cid marqaati u ahayd.iyadoo dhawaan Deegaanka Degmadda Dayniile lagu toogtey nin la sheegay in uu Basaas u ahaa Ciidamada Amisom waxaana lagu toogtey Goob Fagaaro ah W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com Faafin: SomaliTalk.com // Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 11, 2010 Maamulka Islamiga my foot dheh! War xayawaanadaan yaa dadka ka qabta? Wuu qirtay lagumalohoo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 11, 2010 ^Here in Egypt they have this unwritten law and mostly its applied to car accidents, specially if someone is hit by car and fall dead. They say "Al m marhum *******" which means it was the deceased's fault! Meyd maa hadlaayo hee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted July 11, 2010 if he was a spy what is the problem ? war ileyn Al-shabaab hadii la yidhaa janadii bay idin hayaan .. waxaad ka sheegtaan waayi maysaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 11, 2010 Can you blame us? i mean last time ay rag u sheegeen in ay janada u hayaan Minnesota ay ka soo tageen Marka-Cadey ay ku dhinteen, arintii Hargeyasana ma hilmaanin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted July 11, 2010 Waraa Cawaale Al-shabaab gurmadkeeda Mareekanka joogo iska ilaali abti lool... adoo Mallka dhex socdo halugu maqaar siibo sidii dooradii lool... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 11, 2010 They can justify killing the innocent Somalis on a daily basis, at the same time they want us (Somali ppl) to support them. Laughable ideology indeed! I hope they get what they deserve! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 11, 2010 AlShabaab janada ey haayaan anoo ilgur kufiirinaayo lee tartiib naarteyda jub dhihi lahaa...Janadooda iyaga ha heystaan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted July 11, 2010 waraa labadiina gabdhood aaba shufto socoto ahee lool.. Alshabaad weeba idinka baqaayaan idinka ee walwalka idin haayo maxaa waaye? lool Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 11, 2010 Tuujiye, ani ma walwalsani, ee I hate them...I hate what they stand for, say, or do...Anything about them la'ima soo mariyo, even sidey u neefsadaan waan ku jiriricoodaa xayawaaniinta... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted July 11, 2010 somalidu waa cajiib basaas maxaa loo dilay miyaad ku calaacalaysaan .. oo ma la marti galin lahaa marka ? Al-shabab are not perfect but they are the best available option we have .. lets be realistic look at the alternative .. we have a weak hypocritical .. former-wadaad isku sheeg .. that cowers behind his mercenaries and before him the amxaar stooge. badhkiin C/laahi amxaar baad amaantaan badhkiina kalena sharif (bakhti) hotel .. indho-adaygiinan ragii xabashida wadanka ka saaray maalin cad baad wax ka sheegaysaan. they have sacrificed a great deal to rid our country of the filth of amxaar and their minions (c/laahi amxaar) .. the least they deserve is your respect and eternal gratitude. afku yuusan idin qaloocan ee mujaahidiinta afkiina ka dhowra Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted July 11, 2010 Somalia Aniga waan ka samray because of them.. iinsha allah one day owlaadeena iyo waxee dhalaan ayaa arki doonaan Somalia warka ee soo wado.... Laakiin for now aniga Kanadees aan ahay alxamdulilah Iyo Afrikaan..Africa lee iinsha allah ka daneesan doonaa iyo Dhulkaan Canada... Al-shabaab in wax ka daran soo socdaan aan aniga aaminsan nahay abaayo walaahi... Al-shabaab sababta keentay waa jaahil nimada ee caruurteena Somalia ku koreen... Qab iyo dagaal bee ku dhasheen kuna dhex koreen.. Dil, dhac iyo kufsi iyo nolol aad u naxdin badan bee yaqaanaan oo noloshaan aan aniga iyo adiga naqaan, wiligood riyo xitaa ma eesan ku arkin..inta wax garad ahna, waa rag dantooda wataan oo tuugo ah.... Aniga Al-shabaab kili kama fikiro abaayo oo somalia dhan xitaa Somaliland waxa wada jooga maanta waa wada dad rafaadsan.... Somaliland dadka dhan wee wada gaajeesan yihiin badankood same with Puntland... inta wax heysata waa la tirin karaa..... Waxaan aad arkeysid maanta oo Somalia ka socda waxaa keentay gaajada iyo durufta dadka heysta... hadee sidaana kusii socoto, filin waalan lee soo socdo...adigaba u fiirso dhibka sida uu ku bilowday lol Ilaahoo Somalia u gargaar... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BUKURR Posted July 11, 2010 Originally posted by Kool_Kat: AlShabaab janada ey haayaan anoo ilgur kufiirinaayo lee tartiib naarteyda jub dhihi lahaa...Janadooda iyaga ha heystaan... BLESS YOUR HEART ABAAY. Hadey kuwaan jano galaayaan, Ilaahey caadil maba ahaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted July 11, 2010 Originally posted by Kool_Kat: Tuujiye, ani ma walwalsani, ee I hate them...I hate what they stand for, say, or do...Anything about them la'ima soo mariyo, even sidey u neefsadaan waan ku jiriricoodaa xayawaaniinta... Neefteedo xajiin ay wadataa hayeh.lol OK, this is where I disagree with Al-shabaab: Marxuunka ayaa qirtay danbigiisa If I was the spy himself why would I confess knowing that they will kill me? I have seen this happen again and again and doesn't make sense at all! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 11, 2010 ^Dhubad, what do you say about numerous Sahabas oo rag iyo dumar leh oo qirtay dembigooda, qaarkoodna iyagaba mur-murux u ahaayeen in nafta laga qaado?. Yeysan kula noqon in Ninkan uu isagu is keenay, balse waxa lagu dabajiray muddo afar bilood ah, lana xaqiijiyey, qirashadiisu waxay ka dambeysay caddeyn kadib 'Cawaale -as usual- xaqiiqda jirta wuu qariyaa oo websiteyo kale oy Hiiraan 'one of most reliable somali websites' ay soo qoreen'. Quote Share this post Link to post Share on other sites