Deeq A. Posted August 12, 2020 Wararka saaka laga helaayo Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal xooggan uu ka socdo duleedka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dagaalka ayaa waxaa uu dhaxeeyaa ciidamada xoogga dalka 21-aad iyo Al-shabab oo saaka weerarro ku soo qaaday saldhig ciidamada ay ku leeyihiin duleedka degmada. Waxaan si dhaba loo ogeyn khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray dadka shacabka ah iyo dhinacyada dagaalamay madaama dagaalka uu yahay mid weli socda. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites