Saalax

Launching event of Maydh jetty port, Sanaag, Somaliland region

Recommended Posts

Saalax   
50 minutes ago, Oodweyne said:

^^^^

Waryaa, Ina-Gummeed, saaxiib, iskaga hadh magaaladan Maydh la yidhaahdooo magaceeda iyo soo hadal qaadkeeda iska dhig "Cad-Quudheedyow".

Maadaama raggii ilaahey ku beeray ee lahaa ay ka taliyaan, kana talin doona inta ka horeysa laabka dunida. Sidaa-daraateed, "Xaaji Biidhi-Qaatow" ee waliba Xamar kasoo ciyayow, oo Sheegato-na dad kale ku ah, waxba kaagama xidhna, waxna lagaa weydiin maayo, wixii horumar ah ee Maydh u soo kordha!

Ee adigu nooga soo waran, si maalinla ah, kii "Kursi-Kuleyliyaha" ku ahaa Muqdishu ee aad ag joogto ee Mahdi Guuleed layidhaahdo, maalinba "igu-sawirka" cusub ee uu soo "alifo" inta aan kursiga laga kicin. 

Taas ayaan kugu ognahay, saaxiib.

 

Although Maydh has one majority community (Mcarre) it also has other communities specially reer Xarshaw (SY)  and Ras Jilbo to the west of Maydh (M.I).  Marka wax aad kaliga ledahay maha la soco. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
15 minutes ago, Timacaddeh said:

Regardless of clan, Maydh is Somaliland territory. Those who subscribe to wanlaweyn ideology are not welcome, so sadly nothing for you to there, bud 😁

 

I am going to visit there just like I did few years ago. Cayayan loma joojinayo, I will post the beautiful pictures of Maydh. :D Heck even  @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar will be invited.  :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, Saalax said:

 

I am going to visit there just like I did few years ago. Cayayan loma joojinayo, I will post the beautiful pictures of Maydh. :D Heck even  @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar will be invited.  :D 

I see tolka ayaa degan meeshaan. s0201.gif Thanks for the invitation. You reminded me my old man's business partner back in 1940s, who was a Reer Waqooyi man who moved to Bakool. They used to travel together for business all over Soomaaliya - from Diridhaba, Jigjiga to Berbera to Laasqorey to Boosaaso to Gaalkacyo, to Hiiraan to Shabeellooyinka to Jubbooyinka to Baardheere to Luuq.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.