Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 10, 2020 Xilli xun ku soo aaday halyeygaan sii deyntiisa. I hope dowladda dhexe u qortaa, siisaa xaqa uu ku lahaa dalkeena Soomaaliya. Cimri wanaagsan, cibaado suuban iyo caafimaad wanaagsan u rajeynaa halyeygaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 11, 2020 Dadkan media'ha siyaabo khaldan bay wax noogu sheegaan inta badan, haduu qofka ay wax nooga sheegayaan dhimirka la'yahayna waaba kasii xag jiraa. Hadii ay run tahay wuxuu ka mid yahay 15'ka milyan oo gebi ahaanva xanuunsan oo ku nool soomaaliya. Waxaa ku jira xoogaa caadifad ah aragtidayda. Wuxuu dhulka soomaalida ugusoo hor maray hargaysa oo aan laga ogolayn maro buluug ah, xataa hadii gabar ninkeeda u gogosho. Waa nasiib daro xanuunka kusii kordhin karta hadaan lagasoo kaxayn sida ugu dhakhsaha badan. Wuxuu u baahan yahay in la hoos fariisiyo calankii buluugga ahaa haba iska dayacnaadee inta noloshiisa uga hartay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 11, 2020 Waa runtaa, sida ugu dhaqsida badan dowladda dhexe u keentaa ninkaan magaalo madaxda Xamar, siisaa nolol maalmeedkuu ku noolaan lahaa sida halyeeyda degan isbitaalka Martiini ay u siiso dhaqaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 11, 2020 What a sad life, basically fought for nothing 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 11, 2020 2 hours ago, maakhiri1 said: What a sad life, basically fought for nothing Not really. Soomaalis have won that war. Had it not been Kuuba iyo Soofiyeedkii xumaa and Jimmy Carter's anti-Muslim Christian attitude, Xabashi maanta Adisababa shishadeeda fadhin lahaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites