Sign in to follow this  
Deeq A.

Mashruuc Ku Saabsan Sidii Degaanada Dalka Loo Gaarsiin Lahaa Korontada Laga Dhaliyo Ilayska Cadceeda Oo La Daah-furay

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho waxaa lagu daahfuray Barnaamijka ay iska kaashanayeen Wasaarada Tamarta iyo Biyaha, World Bank iyo IBS Bank,kaasi oo hadlayay sidii cadceeda tamarta koronto looga dhalin lahaa.

AUD-20200810-WA0000.00_00_09_09.Still001

Barnaamijkaan ayaa lagu soo bandhigay sida ay dadka Soomaaliyeed uga Faa’ideysan karaa Tamarta Solar-ka Ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka socoto Dawalda Soomaliya iyo ganacsato.

AUD-20200810-WA0000.00_00_16_00.Still002

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Korontada Laga Dhaliyo Ilayska Cadceeda

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this