IsseRiyole Posted June 10, 2009 KK, hayeh sax baan ahey,ka soco meesha Caawa topica waa nin la dhihi jirey'Macalin Bisbaa" walaalayaal iyo walaashii dhibaato jirot dugsi baan ku jiray Muqdisho, Macallinkuna waxaa la dhihi jiray Macallin Bisbaas, alla ninkaas balo ku dishay walee maanta hadii uu joogi lahaa USA waan Dacweyn lahaa ,That Dugsi tachere put marks on my Back, every winter the Ulaha reappering reminding me about him, Waa macalin xun buu ahaa, bal noo sheega Macallinkaagi dugisiga, teeda kale intii aan joogay soomaliyaa weligey ma aanan arkin A she dugsi teacher,waa cajiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Indhoos Posted June 10, 2009 macalin basbaas iyo madiino yaah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted June 10, 2009 Come to think about it, during Subcis you know what i mean a lot of dugsi kids circling aroung to read the quran and if you miss one word ,you take off your shirt and Macallin Bisbaas wip you a stick lagu qasay Bisbaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 10, 2009 Horta sida qof walbo uu hoos hoos ugu aqrinaayo quraanka, ama hoos hooseey loo sheekeysanaayo, hal mar macalinka geeska ul lee maka soo bilaabaayo! 'BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM' kuli lawada bilaabaa, all yelling at the top of their lungs... Aduunka dugsiga looxa iyo qada waagaan dhigan jiray waxaan ugu jeclaa markii quraanka qoristiisa aan dhameeyo inaa qada dhagaha hoostooda marsado... Teeda kale macalin carab la' waligiin dugsi manii dhigay? 'Ayif' markuu dhoho maka daba dhahdeen 'Ayif'? Ulee xiimeyso WASH, 'Laqanto Ayif dheh'...Laa'ilaaha, yaa ku celinaayohee Ayif!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites