Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoogga Dalka oo Dhaqdhaaqyo Ka Wada Shabeellada Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya shabeellada hoose ayaa sheegaya iney jiraan dhaqdhaqaaqyo ay halkaasi ka wadaan ciidamada xoogga dalka.

Deegaannada sida gaarka ay hawlgalka uga wadaan waxaa ka mid ah sida la sheegay deegannada Awdheegle,Mubarak iyo Daarusalaam ee gobolka Shabeellaha Hoose

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay howlgal maanta ciidanka xoogga dalka ka fuliyeen shabeellaha Hoose ku dileen horjoogihii kooxda nabad-diidka uqabilsanaana deegaanada Awdheegle,Mubarak iyo Daarusalaam ee Shabeellaha Hoose .

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this