Tuujiye Posted May 25, 2010 Showqi waraa ishaa ka tuurtay...adaa saxsan... Ngonge war bax dhaqan soo baro! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted May 25, 2010 Fruitka madaxa lee yee uga dhicinee ka leexsha yaa dhoho! Caku iyo Soomaali... War wuxu qurux badanaa, mansha'allah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted May 25, 2010 ^lool. Wuxu iyo quruxbadaan maba is raacdo. Mise waa reer mudug style ? Maashallah weeyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted May 25, 2010 Tuujiye, Saaxiib Anaka markaan babyiga aheen Fruit iyo Ubax majirin. Dhalo aa inta biyaha bada laga soo buuxiyo aa qolka iridiisa lagu xiri jiray. Yacni Babyiga yaan la'iga cayuumin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted May 25, 2010 Dhubad, ee fruitka aan ka waday nooh... Yaa diiday wuxu iyo quruxbadaan in la'is raaciyo? 'Waxa' maa ka fiican? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted May 25, 2010 ^^^ That is true. Waabaa waxaan gardaadiyay wiil yar , markaas xabad Ak-47 gacanta loo galiyay markaas ayaan la bood booday. Waxaa layiri wuxuu noqonayaa geesi, wiilkii hada wuxuu joogaa asgoo biiq ah ! bahashu sidii larabay ma u shaqayn aan u malaynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted May 25, 2010 Amaa adiga biiq tahay hee wax la'is weydiiyo maxumee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted May 25, 2010 Kool ani geesi sooma jeestaan ah ayaan ahay Biiqnimo iyo ani kala dheer! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted May 25, 2010 ^^^ Geesi aan soo jeesaneynin, doqon waaye.. Showqi, lool.. wili xirsi aa kuu xiran aan umaleynaa duqa lool.. Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted May 25, 2010 In what if any sense shall we learn from this show-tell politics? Apart from triplets being not a big news for people like me that live in the west, I will say finally the beauty of politics is tasted by Somalilanders. In so far as candidates try to wield the support of the public by showing “generosities” I think even babies are fair game during election period…Now where is UDUB and Kulmiye I need to see them deliver diapers for this babies Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted May 25, 2010 Aw..babies!! 10 children and no money. Difficult. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 25, 2010 Cute babies! caafimaad iyo long cimri ayaan u rajeynaaya.. Quote Share this post Link to post Share on other sites