Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Najax oo si kulul uga hadlay weerarkii lagu dilay Koosto

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka tacsiyadeeyay weerarkii xalay lagu dilay guddoomiye ku xigeenka Wanlaweyn, Maxamed Cabdulaahi Cumar (Koosto) oo ay kooxo hubeysan ay ku weerareen hoyga uu ka degenaa degmadaasi/

“Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose  ku xigeenadiisa iyo dhamaan howlwadeenada maamulka waxa ay tacsi u dirayaaan dhamaan qoyska iyo asxaabta Gudoomiye ku xigeenki Degmada Wanlaweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto) oo koox argagixiso ah ku weeraren hoygiisa isla markaan u geeriyooday dhaawac ka so garay weerarkaasi  u geeriyooday ugu dambeynta”. ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Najax.

Saraakiisha Ciidamada Booliska Magaalada ayaa sheegay in lagu raad joojo dadkii ka dambeeyay falkaan waxaana sidoo kale dhaawacyo ay soo gaareen Aabihiis iyo xaaskiisa .

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this