Maaddeey Posted June 14, 2010 Juxa, beeraha waa Jamaame & Zoonahaas, intii uu appreciate gareyn lahaa, buu caay & wax aan loo joogin la yimid, markaasaad haddana sidii inaan anna qaladka wax ka sameeyey isku kaaya dartay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 14, 2010 Juxa off ka dhig paranoi buttonka Xiin, hada ka hor ayaa cigaal shidaad baa ubbo yaroo weesada uu ku shuban jirey dhulka uga dhacdey, markaasaa biyihii falalaq dhulka ku shumbey asoo arkayo, intuu saas u eegay buu yiri "yaraa oo dhiig badanaa" ubbadii yareyd buu la hadlayay Maadeey, adigu topigaagan maanta waa qurxoonyahay, kii kale een kugu dhaleeceeyay aad buu ooga duwanyahay, kanse uma arko propagaandada uu Xiin ku tilmaamay, waad ka ilaalisey cawaamishii aan ka hadlayay ee nawaasibta iyo jawaazimta aheyd Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 14, 2010 ^^ wax fahan adiga, your bravery has been challenged, i mean if you were toos-toos xabad iskugu tuur/bambo qarxiye saacadan HARAR xur bey ahaan laheyd. xiin is wondering how maaddeey got pictures of jamaame? does he mean wuxuu kusii socday xagaa iyo kismaayo oo dadbuu galbinayay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 14, 2010 JUXA, akhri "yaraa oo dhiig badanaa" micnaha ku aasan lol@galbinayey xagaa iyo kismaayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 14, 2010 Al-Shabaab is the best thing that happen to Beeraleyda in long time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted June 14, 2010 Inkastoon Shabaab taageersaneen, laakiin arintan beeraha in lafasho waan ku raacsanahay, we should give credit where its due guys. Ps. If only dhalinta had their priorities straight, they would have gained alot of support! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 14, 2010 nuune calaamatu su'aal baa saaran! Weligiis waa shanqaryaraa Dhallinta shiddada haysataa beer falow ugama harayso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted June 14, 2010 As if beer falid would help. Al-Shaydaan will buy weapons when beeraha yield any profitable crops. For real. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 14, 2010 ^Caku & Caadifad! & Wax aan balance aqoon!, qof & qolo kasta wanaaggeeda waa loo qiraa, yaa ka hadlaya shiddo & wax kale?, hadba wixii meesha yaalla baa laga hadlaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 14, 2010 Haddaan kheyr ku ogahay sow Buule Warbe maa aadeen oo beertii aan aqaanay ma fasheen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted June 14, 2010 Maadeey, I can't praise them while ay beero falaan on one hand and on the other hand qabriyo ku faagan gacanta kale and excute gareey 70 year olds. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 14, 2010 ^Hadalka kore adiga kuulama jeedin, lakin beero falidda waa Xaqiiq, tan 70 year olds-kana waa ku tiri kuteen aan waxba ka jirin, haddaad go'aansatay inaad indhaha iska xabkeyso waa yeelkadaa, haddeyse jirto ma waxaadan garan in qofka wanaagga lagu amaano xataa hadduu xumaan kale sameeyo?, macalimadna waad tahaye agow! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted June 14, 2010 Whats with ppl invoking my profession? LOL! Actually the 70 year old is my eldest uncle so no ku tiri ku teen there. But I try to stay objective though I havent found anything positive about them yet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 14, 2010 ^Balaayo kugu dhacday!, 'I havent found anything positive about them yet' aa?, weligaaba waxaad la safataa dadka xun-xun (from Weris to naagaha Soomaalida jirkooda ka ganacsada ee Yemen) meeqa videos oo dad aan soomaali ahayn ay ku amaanayaan Shabaab baa Sol lagu post-gareeyey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted June 14, 2010 Originally posted by chocolate & honey: Actually the 70 year old is my eldest uncle so no ku tiri ku teen there. You are not the only one here. it was last year when a fellow Soler's uncle was assassinated, his death was celebrated here. Quote Share this post Link to post Share on other sites