Sign in to follow this  
IsseRiyole

Soo Noqosho Wanaagsan Dhamaan Boowayaal iyo Baayooyin

Recommended Posts

War darbigeeyga ha soo galin haddii aadan qeybtani aadan ku jawaabin Soomali.Sax Af Soomaali.

War Muddo baan idin ka maqnaa meeshana waan u jeeda in ay weli shidantahay, maashallah. Alhamdulilah waxaan fili in kulli aad nooshihiin oo Ciidii iyo Soonkii la soo gudbay hadda inta aanan soo gudbin alla ha u naxariisto.

Anigu waddankii baan tagey walee waxa aan soo arkay lama sheegi karo. Dalku waa qurux badanyahay dadna waa uu u baahanyahy,Meesha gabdhihii baa ku batay sax weyaan gaabdhihii ayaa waddanka ku batay oo meel waliba waa ay soo taagan yihiin,alhamdulliah. Guryo soo dhistay ,Qardho tagay, Boosaaso tagay, Eyl Tagay, Gaalkacyo Tagay, Hargeesana waan tegay. Alla waxii Tuuga ahaana soo arkay. Hadda wanaagsan dhamaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Bal marka hore soonoqasho wanaagsan, alxamdulilaah haduu ilaahay nabad kugu soo celshay...

 

 

Originally posted by IsseRiyole:

Qardho tagay,

Markaa intaa marayay aqriska bey maskaxdeyda fariin layaqaan duugtay 'qiiiiiiiiiiiiiiq'! Bal ka waran dhulkii? :D

 

Gabdhaha iney ku badan yihiina waad sheegtee, walaaloow imisaad soo xareysay?

 

Welcome back Isse!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kool_Kat,Mahadsanid dhulka waan ku farhay sida wacan loo dhistay,waan yaabay markaan la kulmay dad aanan arkin muddo oo aan u heystay in ay Mareekanka weli deggenyahin,oo ay halkaas ka shaqeysanayaan. Walee inaan hal $ doolar bixin intaan waddanka joogay, Gabdhaha marka aan dhahay waxaan ula jeeday in ay Wiilasha wax bartay ay ku noqdaan waddanka waayo inta soo labaatay oo waddanka maamuleysaa waa dumarka.Raggo meel ay ka baxeen waa la la'yahay.

Aniga ilaa iyo 3-4 sano kadib waa ka sii socdaa oo waxaan u hooyan Ama Qardho ama Eyl,labada ka soo dhistay aqalo.Adiguna meesha waa in aad ka kacdo Kool_Kat. Aad baan ugu farxay walaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this