Sign in to follow this  
NASSIR

Minneapolis: Invitation Notice for Sanaag State University

Recommended Posts

NASSIR   

Shir Jaaliyada reer Maakhir oo ka dhici doona magaalada Minneapolis Taariikhdu markay tahay 12/26/09 oo ah maalin Sabti ah.

a94dd85eabeae255faa2bb987db62ba7.jpg

Shirkan oo ah mid lagaga hadlaayo hirgelinta Jaamacad beryahanba hawsheeda laga waday Cariga Maraykanka iyo meelakale oo badan oo ay gudaha Somalia lafteedu kamidtahay.

 

Shirkan waxaa ku casuuman dhamaan dadwaynaha u dhashay gobolada Hayland iyo Sanaag inay kasoo qaybgalaan habeenka Jamacada Sanaag State University.

 

Goobta uu ka dhacayo Shirku Waa 277 12th Ave N Minneapolis, MN 55401 Saacadu Waa Shanta Galabnimo 5:00 PM ET Wakhtiga Maraykanka Waana maalinta Sabtida.

 

Waxaa ku qoran inay khudbado dhaxal gal ah ka jeediyaan.

 

Prof. Ali Abdi Hersi (ka imanaya Canada)

Prof. Siciid Salah Ahmed

Prof. Siciid Faahiye

Prof. Abshir Aw-Yusuf

Prof. Mohamed Jebril (Caateeye)

 

Iyo aqoonyahan kaloo badan iyagoo dhamaan ka hadlidoona arimaha hirgelinta Jamacada kor kuxusan iyo kor u qaadida Tacliinta sare ee gobolada sidoo kale kor kuxusan.

 

Waxaa marka la ogaysiinayaa dhamaan bulshada kasoo jeeda goboladaas ee danaynaysa kor uqaadida Tacliinta iyo hirgelinta Jamacada, inay kasoo qayb galaan shirkan muhiimka ah ee lagu casumay Profesoreska qaar ka imanayaan dibeda qaarna ku suganyihiin Minneapolis

 

Waxaa kaloo jira xubno badan oo iyana ka hadlidoona oo ka kala imanaya gobolada Maraykanka iyo Minneapolisba oo ay ugu horeeyaan ardayda Jamacadaha ka dhigta Minneapolis oo iyana doorkooda kaqaadanaya maadaama ay yihiin dadka ku dhexjira arimaha tacliinta.

 

Shirkan waxaa soo abaabulay shacabwaynaha  kusugan Minneapolis ee kasoo jeeda Gobolada Hayland iyo Sanaag iyo Maakhir Development Group oo ah hayad u ololaysa wacyigelinta dadka Goboladaa kasoo jeeda sigaar ahaaneed iyo siguud Somali oo dhan sidii ay wax ugaqabsanlahaayeen dalalka dibeda waxna ugu qabanlahaayeen dalkoodii hooyo

 

Hadaba hamoogaan oo haka maqnaan asxaabtaadana gaadhsii

 

Waa mahadsantihiin

 

Source: CeerigaaboNews

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

NASSIR, this is an exciting event ninyow. I have been awaiting for this initial event and then the SomaliWeyn one for last few weeks with great anticipation.

 

Thanks for the reminder. We need updates sxb, updates!

 

Insha-Allah further building work will kick off soon, very soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this