Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa ka Qaldan Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal?

Recommended Posts

Deeq A.   

Sharciga doorashooyinka qaranka heer federal ayaa sharci noqday kedib markii ay meelmariyeen labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya (BFS). Golaha shacabka (GSH) waxuu ansixiyay 28/12/2019 halka Aqalka Sare (AS) uu meelmariyay 08/02/2020 kedibna waxaa saxiixay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya 21/02/2020.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this