Deeq A. Posted July 29, 2020 (SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom ku amaanay soo bandhigista ay soo bandhigtay Abaal-marintii ugu balaadhneyd ee lagu abaal-marinayo dhalinyarada guur doonka ah. Abaalmarintan oo loogu magac-daray AROOS WACAN, ayaa qayb libaax leh ka qaadan doonta dhismaha guryaha kheyrka leh. Xidlhibaan Nacnac waxaa uu dhalinyarada ugu baaqay in fursadaasi ay u hibeysay shirkadda Telesom ay ka faa’ideystaan, halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites