biG mOm Posted April 22, 2003 Asalama alaykum ------------------- Walaaheyga sharafta lahow waxan akhristay maqal aad u dheer oo ka hadlaya qiso aan aad uga naxo, ma runbaa ma beenbaa Allaahu Aclam, hadaad jeclaataan inaad akhrisataan gala sitekan riix halkan hadaan soo koobana Waa xaas netka ku fasaaday oo ninkeedi nin kale ka raacday ka dibna la faraxumeeyey waa sideey u soo qoreena, ka dibna dhimatay Waxaan ku iri waa inaadan aad u fogaan ma doonayo inaan guriga in badan ka maqnaado. Wuxuu iigu jawaabay Xoogaa waan soo daahaynaa maxaa yeelay marna si fudud kugu sii dayn mayo waxaa kaliya oon doonayaa inaan xoogaa waqtiya adiga kula qaato ishana kaa buuxsado waxa laga yaabaa inaadan mardanbe ii ogolaan inaan dib kuu arko. Saaas ayay sheekadaydii ku bilaabatay inkastoo walwalkaygu uu sii badanayay saasoo tahay naftaydu waxay sii jeclaysanaysay marwalba inaan la sii joogo. Sheekadeennii waxay bilowday inay u waajahsato xagga romansiga Jacayl, ma garanayo inta saac oon isla joognay xattaa ma dareemin jidka aan hayno iyo meeshaan u soconno toona. Waxaan ku baraarugay anoo jooga meel aanan garanayn, mugdi ah una eg beer lagu nasto, waxaan bilaabay inaan ku qayliyo waa maxay meeshaan aan joogno?! Xaggeena ii wadaa??.. sakanno duduhood gaarigii waa gaarigii oo istaagay iyo nin kale oo albaabka gaariga furaya iigana soo bixinaya gaariga si xoog ah.......waxaad moodaa wax walba inay sidii biriq u dhacayaa yacni dhaqsaha ........... waad sii dhameysan kartaan hadaad waqti u heysaan iney dhimatay beeyna ku soo gabo gabeeyeen { Innaa Lillaahi Wa'Inna Ileyhi Rajicun}balse mexey idinla tahay gabdhoow qisadaan naxdinta leh ??? Allaah hanaga badbaadiyo fitanta Aduunka aamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Filsaneey Posted April 22, 2003 Ilaah ha u naxariisto who ever she is that is really scary and sad story. peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 22, 2003 It is sad story indeed...Never trust people! Quote Share this post Link to post Share on other sites
biG mOm Posted April 22, 2003 Thank you bro & Sis, But it's not seems Like a True Story.. Sheeko Hariiro-- Like Dhagdheer, Quote Share this post Link to post Share on other sites