Che -Guevara Posted July 26, 2020 No one is more powerful in Somalia than Hormud. I wish the government had that power over them. There's an obstacle to state-building. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 26, 2020 3 hours ago, Che -Guevara said: No one is more powerful in Somalia than Hormud. I wish the government had that power over them. There's an obstacle to state-building. This has to do something else, cable problem like last time. These people are more powerful than any moqdisho government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted July 26, 2020 It could be a simple coincidence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 26, 2020 Whatever it is, Hormud is not blaming the Government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 26, 2020 Cheeseman is taking a leaf from Ethiopia's public control manual. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted July 26, 2020 It's not just the internet that's down also the telephone call are not connecting from outside the country aniga isku dayey ina aan la hadlo familka mana ii abaxaayo tells. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 27, 2020 Maxaa ka jira in Internet-ka Soomaaliya loo jaray arrimo siyaasadeed dartood? Wasiirka wasaaradda boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyada ee xukuumadda Soomaaliya, Eng Cabdi Canshuur Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyey adeega Internet-ka oo shalay gabi ahaan ka go’an magaalada Muqdisho. Ugu horreyn wasiirka ayaa beeniyey in dowladda Soomaaliya ay Internet-ka u jartay arrimo siyaasadeed, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya arrintaasi. Wasiir Canshuur ayaa carabka ku dhuftay in cilad aan la fileyn ay ku timid fiilada Fiber Optic ee soo dhexmarta badda hoosteeda. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in haatan lagu howlan yahay in la ogaado ciladaasi iyo meesha ay ka dhacday, si loo farsameeyo. “Waxaa si cad u sheegayaa waxa dhacay waa cilad farsamo, laakiin ma’ahan cilad siyaasadeed iyo howlo kale.”ayuu yiri wasiirka boostada Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dowladda Soomaaliyeed aysan dhibaato ku aheyn shacabkeeda, islamarkaana loo baahan yahay in aan la’iska eedeyn. “Tecnolojiyada, aqoonta iyo waxyaabaha dhaqaalaha saameynaayo, marna dowladda ma siyaasadeyso.” ayuu hadalkiisa sii raaciyey wasiirka. Adeegga Internet-ka oo ay inta badan ku xiran yihiin dadka Soomaaliyeed ayaa maqnaashiyihiisa wuxuu saameeyey koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxaana sidoo kale jira khasaare badan oo ka dhashay, walow aan la shaacin karin inta uu la’egyahay. Xigasho _______________ Waa cilad farsamo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr X Posted July 28, 2020 ^^ I think we will trust a neutral body like Netblock than N&N (one N now) mouth piece. The independent evidence is that the internet was blocked on purpose. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 29, 2020 Who gives a hoot what do you trust. Quote Share this post Link to post Share on other sites