Che -Guevara Posted July 26, 2020 I agree with what's point of having a parliament if regional leaders can decide every decision. Lamana tashan needs to end. Of course, there needs to be a constitutional court for states to challenge federal institutions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 27, 2020 Maamul goboleedku wuxuu doonayaa barlamaan muqdusha iska jooga oo aan wax ilko ah lahayn. Hadii cod la qaado oo aqlibiyad lagu kala baxo ma ogola go'aankooda, waligoodna ma yeelin, mana khuseeyo. Sharciga ay jabinayaan bay hadana asagii dacwo ka yihiin numberkiisa 54aad. Waa la ogyahay in baarlamaanka laqdamo badan ka buuxdo, laakiin waa inaan la inkirin inuu yahay hooyada dhasha madaxda la eedaynayo. Madoobe oo ugu liita yaa baarlamaan ku dhistay sadex odoy ii keena midkaan jeclahay baan kala bixiye. Puntland sadexda jufo yaa door ku kala sugta afartii sano mar, baarlamaankuna waa ma hadle aan indhaha si fiican wax uga arkin. Hir-shabeele gudoomiyaha baladwenye haday badesho dhiig badan yaa ku daata ama waaba ka owood badan yahay odayga loo dhiibay. Gal-mudug waa gobol iyo nus bil gudaheed toban shaati oo kala midab ah tolan kara. Koonfur galbeed waa gobolo aad u wayn ayagoon kala aqoon intay xukumaan yaa wakhtigoodu baydhabo ku dhamaadaa. Shacabkeenu waa xanuunsanyahay, cudurkiisana gudaha dalka waxba loogama qaban karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted July 27, 2020 Nothing is more dangerous than the legislative branch repeatedly breaking the constitution and the president signing it off. What is next, assigning Farmajo as life president?? They may as well do that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 27, 2020 19 hours ago, Che -Guevara said: Many of us are agreeing this ambassador. Anyway, I welcome this speech of ra'iisul wasaare Kheyre, dalkana u turay. I hope to see him asagoo madaxweyne qaran ah in the immediate future. Waa qof karti leh oo howl adag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 29, 2020 Apparently HSM and his team are in cahoots with Farmaajo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 29, 2020 6 hours ago, Che -Guevara said: Apparently HSM and his team are in cahoots with Farmaajo. Of course, madaxweyne Farmaajo does not have 170+ xildhibaanno that personally support him in baarlamaanka dhexe. Badankooda waa daneystiyaal isaruursaday oo ra'iisul wasaaraha cadow u arkay. The remaining who numbered more than 100 xildhibaanno badankooda ra'iisul wasaaraha la safnaayeen and many of them were away from Muqdisho, with him in Galgaduud. Xasan Sheekh wax badso wax beel ayuu heli doonaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites