Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Wadajir oo ka horyimid xil-ka qaadistii Xasan Cali Khayre

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Wadajir ayaa ka horyimid go’aankii Golaha Shacabka ee xil-ka looga qaaday ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre.

Qoraal ka soo baxay xisbiga ayaa waxaa lagu sheegay inuu diidan yahay kalsooni kala noqoshada xukuumadda, isaga oo sharci darro ku tilmaamay tallaabadaasi.

Sidoo kale wuxuu xisbigu tilmaamay in qorshahan uu qeyb ka yahay muddo kororsiga uu damacsan yahay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.

Halkan hoose ka aqriso:

115803557_321691185868558_6142599811757255772_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this