Sign in to follow this  
Xudeedi

Haylaan Soccer Team Prepares For Puntland Regional Competition (Audio)

Recommended Posts

Xudeedi   

8270.jpg

 

http://www.dhahar.com/article.php?articleid=8270

 

 

Dhahar Radio---Wareysi xiisa badan oo taabanaaya dhinacya badan oo aanu la yeelaney gudoomiyaha isbortiska gobolka Sanaag Daahir Cali Dhuxul (Daahir Isfooto) ayaa wuxuu kaga waramey baahida isbortiska ee gobolada Sanaag iyo Haylaan iyagoo sanadkan kawada qeyb gali doonaan cayaaraha gobolada. Mudane Daahir Isfooto ayaa sheegay in ay dowlada Puntland kooxaha gobolada ay iyagu qalabka la yimaadaan. Daahir ayaa sheegay in gobolka Sanaag uu leeyahay Barasaab iyo miisaaniyad, laakiin gobolka Haylaan uusan lahayn wax miisaaniyad ah iyo cid ka caawisa diyaarinta ka qaybgalka tartanka cayaaraha gobolada ee Puntlad oo bilaabmi doona todobaadkan gudihiisa.

 

HALKAAN KA DHAGAYSO WAREYSIGII

 

Wareysiga waxaa qaadey, isla makraana diyaariyey.

 

Siciid Baxwal

 

Boosaaso, Puntland

 

Click here to listen to Dhahar Radio's Exclusive Report:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Puntland sponsored soccer tournament keys healthy competition and enforces regional identity (Puntlander). Haylaan team prepares for this tournament that shapes and molds the leaders of tommorow (youth). Head of Sanaag sports speaks to dhahar radio and mentions brief factors including preparation methods, the states participation, and budgeting. Themes of this competition include inspiration, motivation and lessons of collective efforts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

You know we all forget that 75% of somali populatons are usually under 35, yet no administration caters to this very important segment.

 

It is quite mind boggling to be quite honest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this