Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Wadajir oo soo dhoweeyey natiijada shirkii Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo, Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhoweeyey go’aanadii ka soo baxay shirkii madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee lagu soo gaba-gabeeyey magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug.

War qoraal ah oo ka soo baxay xisbiga ayaa waxaa lagu sheegay inuu boggaadinayo in lagu heshiiyey in doorashadu ay ku dhacdo xilligii loogu talagalay.

Halkan hoose ka akhriso:

Wadajir (1)

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this